HomeWasaaradda Dhalinyarada iyo Dhaqanka oo ka Digtay Xatooyo Dalxiiseyaasha Shisheeye Kula Kacaan...

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Dhaqanka oo ka Digtay Xatooyo Dalxiiseyaasha Shisheeye Kula Kacaan Duur-joogta iyo Aasaarta Qiimiga ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Md Cali Siciid Raygal, ayaa dalxiiseyaasha Shisheeye uga digay inay bililiqaystaan taariikhda Qadiimiga ah ee dalka.

Wasiir Cali Siciid Raygal waxa uu sheegay in muddooyinkii u dambeeyey la dareemay Dalxiiseyaal Ajaanib ah oo si sharci daro dalka uga daabula ugaadha iyo Aasaarta Qadiimka ah ee dalku hodanka ku yahay.

“Baryahan dambe waxa la sheegayay inay soo baxeen dad ajaanib oo dibadda ka imanaya oo intay madaarrada ka soo dagaan odhanaya Dalxiisyaal ayaanu nahay kuwaas oo aan soo marayn wasaaradii iyo meeshii sharciyadda laga siin lahaa iyagoo wata dad iska gadh wadeena oo iska kaxaynaya, waxaanay gaynayaan goobihii Aasaarta qadiimiga ahi ku duugnayd ka dibna ay bililiqaystaan oo iska gurtaan, arrintaasina waa arrin shacabka reer Somaliland dhamaantood xil ka saaran yahay inay illaashadaan,” ayuu yidhi Cali Siciid Raygal oo  warbaahinta u warramay.

Cali Siciid RaygalWasiirka Dhalinyarada iyo Dalxiisku waxa uga digay dalxiisayaasha inay sifo sharci-darro ah u maraan ugaadhsiga iyo gurashada Aataarta Qadiimiga ah,  “Waxaanu uga digaynaa dadka dalxiisayaasha ah marka ay doonayaan inay so arkaan ama meelaha aataarta qadiimka ah taalo inay marka hore soo maraan wasaarada oo sharciyada qaataan, mar labaadkana cid lagu daro oo la ogaado inuu dalxiise yahay iyo in kale,” ayuu yidhi Cali Siciid, waxaanu intaas ku daray isaga oo la hadlay masuuliyiinta Laanta Socdaalka ee dalka, “Madaxda socdaalka iyo kuwa madaaradaba waxaanu ku war galinaynaa inay ilaalyaan hantida qaranka, waxaana wasaarad ahaan noo qorshaysan in dalxiiska kor loo qaado oo gaadhsiino heer dalka dakhli soo galiyo.”

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories