Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

Somaliland MP wants Qatar to diplomatically support His Country’s freedom struggle

A visiting member of Somaliland’s parliament has sought Qatar’s diplomatic support for his “country’s” efforts to gain international recognition as an independent state. Nasir Hagi, MP of the Republic of Somaliland, who was on a personal visit to Doha, wanted to muster support for his homeland’s independence from Somalia but he said he was not successful in his attempts.

MEHER WACAN: Cali Xasan Cismaan ( iyo Rooda Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleeye)

Cali Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaaskiisa iyo...

Tacsi Ku socota Qoyska Abwaan Cabdi Qays (Ilma Adan Xaad) Iyo Reer Diiriye Nuur oo hooyadood Marxumad Malko Ismaciil Maxamed ku Geeriyootay Hargeysa

Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuumad Malko Ismaciil Maxamed, Anagoo  ka tiraanyaysan geeridaasi waxaanu tacsi u dirayaan gaar ahaan Caruurtii ay ka geeriyootay marxuumadaasu oo kala ah 1. Abwaan...

BADHAN: Arday ku Sumowday Curiyeyaal Kiimiko ah oo ay Si khaldan u Isticmaaleen iyo Xaalad Biyo la’aaneed oo ka taagan

Badhan (SLpost)- Sideed arday oo wax ka barta Dugsiga Sare ee Maxamud Cali Shide  ee Magaalada Badhan, ayaa noloshooda khatari la soo deristay kadib...

DAAWO MUUQAAL – Madaxweynaha Somaliland oo la Kulmay Raysal Wasaare Ku-xigeenka Turkiga

Ankara (SLpost)-Raysal wasaare Ku xigeenka Turkiga Bekir Bozdag, ayaa maanta xafiiskiisa  ku qaabilay Weftiga Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  ee socdaalka ku...

Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo Doortay Guddoomiye-xigeen Cusub, Kana Munaaqishooday Xaaladda Saxaafada Iyo Duruufaha ku Xeeran

Hargeysa (SLpost)-Guddoonka iyo gudiga fulinta ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), ayaa fadhi ay yeesheen, waxay si qoto-dheer ugu lafo-gureen waxyaabaha mudadii xilka ay hayeen...

Nuxurka Kulan Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Xafiiskiisa kula Qaatay Madax ka tirsan Hay’adda Miino-saarka ee HALO TRUST

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Ismaacil Cabdilaahi (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka soo socota hay’adda Miino-saarka ee Hallo Trust...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img