Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

Hay’adda DRC oo Ka Joojisay Bakhaaradii Ku Guulaystay Tartan Raashin Bixin ah oo ay Qabatay, Halkoodiina Ku Bedeshay Kuwo Cusub Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Berbera (SLpost)- Hay’adda Danish Refugee Council (DRC) ayaa ka joojisay Afar Bakhaar ganacsi heshiis (Contract ) raashin bixin ah oo ay badhtamihii bishii la...

Raila Odinga oo go’aankii Dhiiggu ku daatay ee uu Qaatay Shan Sanno ka Hor ku soo Dhaweeyey Natiijada Doorashada Kenya

Nairobi (SLpost)- Uhuru Kenyatta, oo ay ku socdaan dacwado ka dhan ah xuquuda adaanaha, ayaa loogu dhawaaqay inuu ku guulaystay codayntii boqolkiiba 50.07 codadkii...

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa oo Galabta Gaadhay magaalada Addis Ababa, Caawana u Ambabaxaya dalka Turkiga (Sawirro)

Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay galabnimadii Soo gaadhay, Xarunta oo looga arimiyo wadanka Ethiopia ee Addis Ababa. Madaxweynaha...

Ogeysiis ku saabasan Dhismaha Burco Airport‏

Waxaa dhamaan Somaliland community ee ku nool UK, khaasatan magaalada London la ogeysiinayaa. Inay isugu yimaadaan shir aad u muhiim ah oo ku saabsan dhisida...

“Somaliland way Leedahay dad iyo Hub ku filan oo ay Qaranimadeeda ku Difaacdo” – Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in aan hore Somaliland xoriyadeeda bilaash lagu siin ee ay Xoog kula soo...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Duulay Madaarka Hargeysa,isagoo usii jeeda dalka turkiga

Hargeysa,  (SLpost) – Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa daqiiqada ka hor ka duulay Madaarka Hargeysa ee Igal International Airport, kaas oo u baqooley...

Guddoomiyaha Gobolka Awdal oo ka hadlay Shaqaaqadii ka dhacday Xariirad, Baaqna u Jeediyey Shacabka Dirirtu Dhexmartay

Borama (SLpost)- Guddoomiyaha  dhawaan loo magacaabay Gobolka Awdal Md Cabdoo Aayar, ayaa ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday tuulada Xariirad, waxaanu sheegay in maamulka gobolku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img