Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Waddani oo magacaabay Xilal Cusub iyo Guddi-hawleedyo Xisbigu yeelanayo

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa magacaabay Xilalka kala duwan ee Xisbigaasi yeelan doono si loo...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Tababar U Soo Xidhay Dufcadii 2-aad Ee Ciidamada RRU-da

Mandheera (SLpost)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Tababar u soo xidhay Dufcadii 2aad ee Ciidamada Sidda Gaarka ah u Tababaran ee...

Somaliland oo Maamul-gobaleedka Puntland ku wareejisay Nin Fal-dambiyeed ka Geystay Garoowe

Laascaanood (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta Maamul-goboleedka Puntland ee Somalia si rasmi ah ugu wareejisay eedaysane ka tirsane Wax ka maleegay dilkii Marxuum Sheekh...

Ceerigaabo: Kalluumaysato Yemen u dhalatay oo lagu riday Xukunno isugu jira Ganaax Lacageed iyo Mastaafuris

Ceerigaabo  (SLpost)- Bad-maaxiin u dhalatay dalka Yemen oo ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland gacanta ku soo dhigeen iyaga oo sifo sharci-darro ah Xeebaha Bariga dalka...

Kooxo Hubaysan oo Maanta Weerar Gaadmo ku Dilay Hal Qof, Laba Kalena ku Dhawaacay Deegaanka War-yuugle ee Itoobiya

War-yuugle  (SLpost)- Kooxo Hubaysan hubaysan oo ka soo jeeda Beesha Ogaadeen, ayaa maanta gelinkii dambe hal qof ku dilay, laba kalena ku dhawaacay deegaanka...

Maamul-xumada ka Tis-qaadday Wasaaradda Warfaafinta iyo Cadaalad-darrada lagu hayo Shaqaalaha kala Duwan ee Ka hawl-gala (SAWIRRO)

Waa Qormooyin Taxane ah oo ku soo tebin doonno nidaamka cadaaladeed iyo maamul ee wasaaradda warfaafinta wehelka u noqday, kuwaas oo saamayn ku yeeshay...

Madaxweyne-ku-xigeenka oo Kormeeray Mashruuc Hab Casri ah Biyo la Cabo lagaga Xidhayo Dooxa Galbeedka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada, ayaa soo kormeeray mashruuc ballaadhan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img