HomeBADHAN: Arday ku Sumowday Curiyeyaal Kiimiko ah oo ay Si khaldan u...

BADHAN: Arday ku Sumowday Curiyeyaal Kiimiko ah oo ay Si khaldan u Isticmaaleen iyo Xaalad Biyo la’aaneed oo ka taagan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Badhan (SLpost)- Sideed arday oo wax ka barta Dugsiga Sare ee Maxamud Cali Shide  ee Magaalada Badhan, ayaa noloshooda khatari la soo deristay kadib markii ay si Khaldan u Isticimaaleen Curiyeyaal Kimiko ah oo yaalay qaybta Shaybaadhka ee Dugsigaas.

Maayarka Magaalada Badhan Faysal Cabdilaahi Faatax oo maanta khadka telefonka ugu warramay wakaaladda Wararka ee SOLNA, ayaa xaqiijiyey dhacadan isaga oo sheegay in siddeeda arday Saddex ka Mid ah uu naqasku ku dhagay, Xaaladoodu Culus tahay isla markaana magaalada Ceerigaabo loogu doonay Ogsojiinta naqaska.

BadhanMaayarka Magaalada Badhan waxa uu baaq u diray Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland oo uu ka dalbaday inay gar-gaar deg deg ah la gaadhaan.

Dhinaca kale Maayarka Magaalada Badhan waxa uu walaac ka muujiyey xaalad biyo-yaraan ah oo ka taagan degmada Badhan iyo deegaamada ku xeeran, waxaanu uu xusay in biyo yaraantaasi sababtay kor u kac ku yimi Qiimaha Biyaha oo laga soo dhaamiyo Ceelal aad uga durugsan magaalada. Maayarku waxa uu sheegay in Qiimaha Foostada biyaha ahi marayso Wax u dhigma Lix dollar, waxaanu Xukuumadda iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee kale ka dalbaday inay gurmad la gaadhaan dadka iyo duunyada ku nool magaaladaas iyo deegaamada ku xeeran.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories