Miyaynaan Dhaafaynba Roogbaa Nalagu Soo Dhaweeyey & Meeqaam Sare Ayaa Nalagu Qaabiley?! – W/Q: Yusuf Keyse
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacbiweynaha wanaaga jecel reer S/land,sidoo kale waxaan salaamayaa saxaafada madaxbanaan ee had iyo jeer ka shaqaysa isku xidhka shacbiga...
Wax Yar ku Fur! – W/Q: Ceelaabe
Shaqada ugu badan ee ka socota Magalaada hargeisi waa Ganacsi iyo wax iibin.Dadka ugu badani waxa ay u shaqo tagaan ama furtaan Meherado ganacsi...
Madaxtooyada oo Jawaab ka Bixisay Hadal Muj. Cali Guray ku dhaliilay Hoggaaminta iyo Go’aan-qaadasha Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa shir-jaraa'id oo uu caawa ku qabtay xarunta khasriga Madaxtooyada, waxa uu si adag uga jawaabay...
[DAAWO VIDEO] – Natiijada Kulan Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirka Khaarajiga Turkiga Ahmed Davutoglu
Ankara (SLpost)- Wasiirka Arrimaha dibada dalka Turkey, Ahmet Davutoglu, ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabbiley Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftiga uu...
Meher Wacan: Cadnaan Cabdi Xasan iyo Caasha Axmed Khamiis
Aabo Cabdi Xasan Cali (Shaadiro) iyo Hooyo Jawaahir Cabdi Cabdale iyo caruurtooda oo kala ah: Liban Cabdi Xasan, Guled Cabdi Xasan, Xamse Cabdi Xasan,...
Madaxweynaha Somaliland,Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo); Halyey Qaranimada Somaliland u dhaartay, Midnimana aan weligii afkiisa laga hayn
Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer So maliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan walaalayaal Allaha...
Ogeysiis la xidhiidha dibad bax balaadhan oo lagu qabanayo Brussels
Daawanaayow waa Dalkaagii Ku: Dhammaan Qurba Joogga Somaliland ee Yurub UJ: Ogeysiis la xidhiidh dibad bax balaadhan oo lagu qabanayo Brussels. Dallada SSE oo ay ku bahoobeen...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

