Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

Dawladda Turkigu Maxay ka Tidhi Socdaalkii Weftiga Madaxweyne Siilaanyo iyo Mawqifkeeda Qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland?

Ankara (SLpost)- Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Dalka Turkiga, ayaa ka hadashay socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisu ku tageen dalkaas iyo kulamadii dhexmaray. War-saxaafadeed lagu baahiyey...

Raad Kululida Xukuumadda Siilaanyo waxa Ka siidaran Hab-dhaqanka iyo Kala Socodka Xukuumadiisa

Tan iyo intii uu xilka lawareegey madaxweyne Axmed Siilaanyo dalka  waxaad ku arkeysaa arimo cusub oo  lagu jah wareerinaayo shacabka masaakiinta ah ee codkooda...

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii Oo Dalka ku soo Laabtay, kana xog-warramay natiijada Socdaalkiisii Turkiga (Sawirro)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maalmihii u dambeeyay isaga wefti uu hogaaminayaa socdaal shaqo ugu maqnaayeen dalka Turkiga, ayaa...

Hadal Cad oo Isku Kalsooni ka Muuqato, Waa Waxa Lagu Garto Dawladda Qaangaadhka ah.

Meelaha colaadu ka jirto iyo dagaaladu, marka ay xabbada iyo qaraxu is weydaartaan, caruurta iyo xooluhu, gaar ahaan riyaha iyo aydu waxa ay hoosta...

Dhaqdhaqaaq-yaraan soo food-saartay Dekedda Berbera iyo qaar ka mida shaqaalaha oo Saylac Deked ahaan loo geeyay – Warbixin ~ Wariye Maxamed Cabdillahi Farah (Soo...

Dekeda magaalada berbera waa marsada uu ku tiirsan yahay 80% dhaqaalaha Somaliland Waxaana Marag madoona hadii dhaqdhaqaaqa shaqo ee marsada berbera uu hakad galo...

DAYRO (Maanso) – W/T: Cabdiraxiim Cismaan Maxamed.

Maansadan oo loogu wanqalay DAYRO, waxa curiyey hal abuur Cabdiraxmiim Cismaan Maxamed. Sida ka muuqata Magaceeda, waxa uu hal-abuurkani kaga hadlayaa hab-dhaqanno ka soo...

Queen of Somali Television: Nuura Mohamed is a talented and glamorous young lady…

Nuura show is a slick fashion and styling TV programme presented by very confident and articulate Nuura Mohamed. Born in Hargeisa, but grown up in UAE where she completed her secondary school. Later on she moved to UK, where she studied fashion and beautification. In fact, considering she speaks fluent Arabic and English, one may think she’s more suited to Al Jazeera or even one of

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img