HomeMiyaynaan Dhaafaynba Roogbaa Nalagu Soo Dhaweeyey & Meeqaam Sare Ayaa Nalagu Qaabiley?!...

Miyaynaan Dhaafaynba Roogbaa Nalagu Soo Dhaweeyey & Meeqaam Sare Ayaa Nalagu Qaabiley?! – W/Q: Yusuf Keyse

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacbiweynaha wanaaga jecel reer S/land,sidoo kale waxaan salaamayaa saxaafada madaxbanaan ee had iyo jeer ka shaqaysa isku xidhka shacbiga reer s/land debed iyo gudaba

Waxaa maanta aan doonayaa in aan is dul taago hadal in. badan aan ka maqlo saxaafada ama (media) kaas oo ah waxaa nalagu qaabiley meeqaam sare ama waxaa naloo dhigey( ROOG )

Hadaba roogaba waa taa la sheegayee waxaa lagu wada hadlo maxay u sheegi waayeen?

Ama waxaa laysla qaateyba ?

Miyaaney ceeb,fadeexad,sumcadxumo iyo sharaf dhac ku ahayn Qarankan 23 sanadood soo jirey in wasiir yar oo aan waayo aragnimo  lahayni intuu mediaha isa soo Taago Odhanaya ROOG baa nalagu soo dhaweeyey? Iyo meeqaam dawladnim ayaa naloo qaabiley

Sidaa awgeed waxaan shacbiga weydiinayaa miyeynaan dawlad jirta ahayn, isla markaana dawladnimadooda ku qanacsan ?

Miyeynaan mutaysan in sida dawladaha laynoo soo dhaweeyo ?

Waxaan ka xumahey safarada madaxweynaha oo aan cid aqoonteeda lihi soo turjumin isla markaana si khaldan u turjumaan oo sumcad xumo inagu ah

Waayo waxaa u hadhey oo kaliya waxaa nalagu casuumay finger fish iyo Vip car ayaa nala saarey

Waxaan leeyahey madaxda safarka madaxweynaha raacda had iyo jeer iney ku dhaafaan si heer qaran ah ayaa naloo soo dhaweeyey balse aaney galin ilaa kajinka

Ugu danbayntii waxaan soo jeedinayaa in shacbiga ku nool wadamadaa madaxweynuhu marayo Mucaarad iyo Muxaafidba si balaadhan oo aan loo kala hadhin loo soo dhaweeyo, madaxda safarka madaxweynaha ka waramaysaana ka waramaan

Waxaa laga wada Hadley iyo waxaa laysla gartey iyaga oo si dublamaasiyadeed iyo taxadir ku jiro uga waramaya

    Yusuf Keyse A/laahi

    Email: Farxadi@hotmail.com

    Tell: 9145949

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories