HomeMadaxtooyada oo Jawaab ka Bixisay Hadal Muj. Cali Guray ku dhaliilay Hoggaaminta...

Madaxtooyada oo Jawaab ka Bixisay Hadal Muj. Cali Guray ku dhaliilay Hoggaaminta iyo Go’aan-qaadasha Madaxweyne Siilaanyo

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa shir-jaraa’id oo uu caawa ku qabtay xarunta khasriga Madaxtooyada, waxa uu si adag uga jawaabay dhaliilo Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) u jeediyey Xukuumadda Somaliland.

Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee UCID oo shalay warbaahinta ula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay shakhsi aanay u dhammaystirneyn astaamaha  hoggaamiyinta toosan, isaga oo ku dhaliiley  Go’aan qaadasho la’aan, waxaanu  Cali Guray ku dooday inaanay siyaasadda madaxweyne Siilaanyo dalka ka badbaadinayn Xaaladda siyaasadeed ee wakhtigan Dalku marayo. Waxa uu sidoo ka hadlay mawqifka xisbigooda ee shirka Soomaalida ee London lagu qabanayo badhtamaha bisha May ee Sannadkan.

AFHAYEENKA MADAXTOOYADAAfhayeenka Madaxtooyada oo daba socda dhaliishaas Cali Guray u jeediyey Madaxtweyne Siilaanyo iyo Xukuumaddiisa, waxa uu xukuumadda ka fogeeyey dhaliilahaas loo jeediyey, isaga oo dhanka kale ka hadlay waxqabadyada xukuumadda Kulmiye iyo Arrimo kale.

Halkan ka Dhegayso Afhayeenka Madaxtooyada

Afhayeenka Madaxtooyada

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories