HomeDawladda Turkigu Maxay ka Tidhi Socdaalkii Weftiga Madaxweyne Siilaanyo iyo Mawqifkeeda Qaddiyadda...

Dawladda Turkigu Maxay ka Tidhi Socdaalkii Weftiga Madaxweyne Siilaanyo iyo Mawqifkeeda Qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland?

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Ankara (SLpost)- Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Dalka Turkiga, ayaa ka hadashay socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisu ku tageen dalkaas iyo kulamadii dhexmaray.

War-saxaafadeed lagu baahiyey bogga internetke ee Wasaaradda Arrimaha Debedda Dalka Turkiga, ayaa lagu shaaciyey mawqifka xukuumadda dalkaas ee siyaasadaha Somaliland iyo Somalia iyo kaalmooyinka dhanka horumarka iyo soo-celinta xidhiidh taariikhi ah oo dalka Turkigu la wadaago Somaliland.

somali-ye-destekQoraal lagu baahiyey bogga Internetka ee Wasaaradda Arrimaha Debedda Turkiga, ayaa u dhignaa sidan:  “Wasiirka Arrimaha Debedda Turkey  Mr. Ahmet Davutoğlu waxa uu 13-kii March, 2013 kulan la qaatay Madaxweynaha Somaliland Mr Axmed Maxamed (Siilaanyo).

Kulanka oo ay goob-joog ka ahaayeen Shan Wasiir oo wasiirka Khaarajigu ku jiro, waxa lagu soo qaaday Mashaariicda ay Somaliland ka fuliyaan Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah iyo Horumarinta ee Turkiga (TIKA) iyo Ururrada Turkiga laga leeyahay ee aan Dawliga ahayn ee Gudaha Somaliland ka hawl-gala.

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga Ahmet Davutoglu waxa uu in Turkigu sii wadi doono gacanta dhaqaale iyo gargaarka uu siiyo dhammaanba qaybaha Soomaaliya ka koobantahay oo Somaliland ku jirto. Somaliland waxay muhiimad gaar ah ugu leedahay Turkiga xidhiidhada taariikhiga ah ee dawladdii Cismaaniyadu la lahayd. Iyada la xoojinayo mawqifka Turkiga ee Midnimada Soomaaliya, Wasiirka arrimaha dibaddu waxa uu iftiimiyey in Turkigu sii wadi doono taageeradiisa dhanka dib-u-heshiisiinta, deggenaansha iyo horumarka dadka Soomaalida ah.”

SOURCE:  Bogga Wasaaradda Khaarajiga Turkiga

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories