HomeRaad Kululida Xukuumadda Siilaanyo waxa Ka siidaran Hab-dhaqanka iyo Kala Socodka Xukuumadiisa

Raad Kululida Xukuumadda Siilaanyo waxa Ka siidaran Hab-dhaqanka iyo Kala Socodka Xukuumadiisa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

LiibaanTan iyo intii uu xilka lawareegey madaxweyne Axmed Siilaanyo dalka  waxaad ku arkeysaa arimo cusub oo  lagu jah wareerinaayo shacabka masaakiinta ah ee codkooda siiyey madaxweyne siilaanyo taas oo u muuqata kala fogaanshaha dadka reer somaliland oo qeybi uheysato inay sax sanyiin xukuumadu kuwa kalena mucaaridku. Hadaba mucaaridku waxaan qabaa inay wax toosinayaan  balse waxaa la yaab noqotey in umada loogu talagaley labada  sanee ee uhadhey xukuumada in shacbiga lagu wareeriyo wufuud kolba dal tagta, runtii bal hadii aynu soo qaadano waftigii ugu dambeeyey ee turkiga .

Maqaalkan waxaan kaga hadlayaa hadalkii diciifnimada ahaa ee shaley kasoo yeedhey afhayeenka madaxtooyada oo uu ugu jawaabaayey mujaahid cali maxamed yuusuf (Cali gurey) runtii hadal wuxuu ahaa uu ku hadley qof jaahil ah oo lahadlaya dad isaga ka liita oo kale  waxaanu sheegey in uu madaxweyne siilaanyo go aan leeyey .hadaba maanta shacbi weynaha soomaliland taas waa ogyiin oo go aanka siilaanyo way yaqaanaan in ilaa SNM tii uu ka soo bilaabey go aan qaadasho aanu laheyn ee uu gudiyo arinkasta usaari jirey taasi oo mujaahidiinta snm wiiqdey. Maanta la ogyey in uu wali gudidii isdaba wado oo aanu go aan qaadasho laheyn ,waana mid caado iyo dabeecadba u ah, takale markii 80 ka cod laga ga guuleystey  waxa ay aheyd mid aanu marna isagu madaxweyne noqoneyn oo xataa hadii hal ama laba cod laga ga guuleysanlahaa aanu marnaba siilaanyo xukunka udhaweyn  shacabka somaliland 90% boqolkiiba sagaashan way ogyiin iskadaa inuu siilaanyo go aan qaato  oo hadii xataa dayaxaasi madoobaado inuu usaaraayo gudi kala talisa dayaxaa madoobaadey waxaanu arinkaasi yahey mid looyaqaan madaxweyne siiraanyo inaanu go aan qaadasho laheyn waxaaney ka dhigsntey (riyi hadey dubleedey dabadeeda ayey ku qarin laheyd).

Maanta ma jecli in aan caafimaadka iyo waxbarasho iyo dowladaa waxbey qabatey iyo waxmay qaban aan ka hadlo, waxaanse ka hadlidoonaa qormooyin taxane noqondoona oo dhawaan aan waxyaalo badan ku iftiimindoono. Waxaan kaloo aan ka odhanlahaa hadaladii shaley Mr.dhuxul ku hadley oo runtii aanu qof waayo arag ama aqoonlihi lasoo istaageen meel waxaabu isagu dhuxulna kaga sii darey saxaafada uu isugu yeedhey .

Runtii shacbigii kalsoonida xukuumada siilaanyo siiyey maanta aad ayey uga qooma meynayaan balse waa shacab samir badan waxaaney sugayaan sidii uu macbuudku siilaanyo uu uga soogaadhey jahwareerkii uu ku kala fogeeyey mujaahidiintii xaqa ahaa ee SNM uu maanta kasoo gaadhidoono shacabka reer somaliland ee masaakiinta ah daacada iyo qaranimada dalka jamuuriyada waxkastoo jira uga tanaasula, wax kalsooniyana maanta siilaanyo shacbiga kama heysto.

Waxaa kaloo uu dhuxul sheegey in gobolada dalkoo midkasta doorashadii dalka kulmiye ugu horeeyey oo uu hogaaminaayey waxaan arintaa odhanlahaa hadii uu ogyey kalsoonida shacbiga wuxuu sameynlahaa doorasho xaq ah oo xalaala ee ma boobeen doorashada qasna magaliyeen ee sidii doorashooyinkii hore ayuu faraa kala bixi lahaa waana la ogyey wixii dhacey .

Maanta dalka jamuuriyada soomaaliland waxaan hubaa in kuwa kaliya ee jecel jiritaanka qarinimadu ay yihiin mucaaridka, oo iyagana laga dhigaayo iney qaranimada iyo horumarka kasoo horjeedaan , shaleyna markuu siilaanyo mucaaridka ahaa ay dowladii markaa jirtey aaney habayaraatee wax dana aaney qaranimada kalahey, hadaba shacbigu maaha sidii babqaaga oo marba siduu jecelyey siilaanyo uraaca balse shacbigu way ka warhayaan wax kasta oo jira.

Waxaan odhanlahaa umada reer somaaliland ilaahey ayaa kaqabandoona xukuumadan waxaana shacbigu ogyey in ay xukuumada siilaanyo noqotey mid lagu hungoobey imikana mareysa marxaladii ay SNM fahantey waxyeelada iyo talo xumada madaxweyne siilaanyo,.

Mujaahid cali gurey dhuxul iyo maangaab toona jawaab ma siinkaro isaga iyo inta somaliland ba unaxeysa maanta, waxaanu dhuxul ka dhiganyey ninkii layidhi (iska hees cid uun baa kaa heli koley hooyadaana tahey) markaa dhuxul sidaas ayuu ka dhiganyey .

Mucaaridkuna maanta waa isha qudha ee soomaaliland heysato waxaanan xukuumada odhanlahaa idinkiibaa  ah sidii habqan oo kale oo isdeydayaaya ee wax aad qaran ama shacbi difaaceysaan majirto waana laydin bartey maanta.

Intaas ayaan kusoo gabagabeeyey qormadeyda.

 Liibaan X. Fagadhe

xajilibaan@hotmail.co.uK

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories