Ma-hadhooyinka Xukuumada iyo Maalmihii Tegay – W/Q: Sayid-Maxamed Cabdilaahi ~ Q.3aad
Horaantii bishii December ee sanadkii 2010 kii waqtigaas oo xukuumada oo xukuumadu 5 bilood jirsatay, ayaa dhacdo labaad bar madaw kunoqotay xasiloonidii iyo nabadgelyadii dalku, kana dhacday gobalka togdheer iyo buuhoodle. Waa ugub in beelaha oodwadaagta ahi isku qabsadaan ama ku diriraan bar biyood iyo dhul daaqsimeedka. Bilawgii dirirta kalshaale waxay lamid ahayd dagaaladii iyo colaadihii soo jireenka ahaa ee ka dhici jiray ciidda somalida. Gundhigeeduna wuxuu ahaa baraago beesha qurilugud ay ka qodeen kalshaale inkastoo waqti danbe la aasay, laakiin u cuntami weyday deegaanka buuhoodle oo u arkayay dhul balaadhsi iyo in dhul xoolahoodu daaqayay la magaaleeyay.
Hiilka u hagar bixidda Hannaanka Horumarineed ee Bulshadan Somaliland ma heshay 22kii sanno ee aynu soo dhaafnay? – W/Q: Garyaqaan Mustafe M. Daahir
Runtii, nidaamka dawladnimo maaha mid maanta curdin ku ah dadka reer Somaliland waxaa nidaam dawladeed oo ku abtirsada shacabka reer Somaliland ugu horeysay wakhtigii aynu xornimada ka helnay boqortooyada Engiriiska 1960kii, taas oo aynu kala sinayn wadamada qaaradda Africa badankooda wakhtiyada ay xornimada heleen hakala duwanaadaane wadankasta oo ka helay xornimada gumaystahii xukumayay wuxuu la kowsatay dawladnimo curdin ah oo duruufteeda iyo guulaheedaba wadatay. Waxaa aynu kawada dharagsanahay i
Itoobiya oo la Wareegtay Hoggaanka Midowga Afrika iyo Qodobbada Horyaala Shirka furmay
Addis Ababa (SLpost)- Shirkii Madaxweynayaasha QaaraddaAfrika oo maanta ka furmay magaaladda Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya, ayaa qodobada ajandayaashiisa la filayaa inuu ugu...
[DHEGAYSO]: Xukuumadda Somaliland oo ka Jawaabtay Dhawaaq Dawladda Ingiriisku Ku Dhaliishay Amniga Dalka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadal maanta ka soo baxay Xafiiska arrimaha dibadda iyo Barwaaqa sooranka dalka Britian, kaasi oo...
Wasaarada arimaha dibada dalka uk oo ku dhawaaqdey inay si degd ega uga soo baxaan somaliland dadka udhashey dalkan...
London -27/01/2012- Xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka ingiriiska William Hague oo hadda usii jeeda magaalada Washington ee xarunta dalka maraykanka ayaa isagoo u waramaayey telefishanka...
WAABEEYE WAABEE: KULMIYAANA KADAN: (Qalalaasaha Kulmiye Ma kow baa mise waa ka badan) – W/Q: Boobe Y. Ducaale ~ Q. 2aad
Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenku Kulmiye waa ay is-sharrixi karaan in la yidhaahdaa, denbi ma aha. Ciddii ku dooddaa waa in ay daliilkeeda iyo dawgeeda la...
Ma-hadhooyinka Xukuumadda iyo Maalmihii Tegay – W/Q: Sayid-Maxamed C/laahi ~ Q.2aad
Waad fahmi kartaa halista uu leeyahay ciidan shisheeye oo hubaysan oo soo galay dalkaagii , adna aanad ka warqabin iyo sida uu ufulin karo dhamaan danaha uu kaleeyahay ilaa uu ka gaadho. Wax lala yaabo ama lafogaystana maaha in jabhadani marin karaadiso somaliland sababtoo ah; wuu garan karaa ninka jabhadka ahi sida uu u helayo
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

