Madaxweyne Ku-xigeenka oo ka Qayb-galay Aas Qaran oo loo Sameeyey Askar Shil-baabuur ku dhimatay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qeyb galay Aaska ALLE ha u naxariistee sadex askari oo...
Somaliland
Salaadiinta Beesha Muuse Abokor (Arab) oo Sheegay inay Xukuumadda Taagersanyihiin
Hargeysa (SLpost)- Caaqilada iyo waxgaradka Beesha Muuse Abokor ee Arab Ayaa Sheegay in Xukumada Somaliland ay Taageersan yihiin, wax kale oo ay sheegen in...
Liibiya: Wararkii U Dambeeyey ee Shilkii maalmo ka hor ay Ku Dhinteen Dhalinyarada Tahriibayaasha ah
London (SLpost)- Dhawr cisho kahor shilkii naxdinta lahaa ee ka dhacey meel udhow caasimaada liibaya, ayaa ay ku dhinteen 18 dhalinyaro ah oo ay...
UCID oo u Dabbaal-degay Guushooda ay mar labaad ugu soo gudboon Derajada Xisbinimo (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta qabsaday munaasibad ay ugu dabaal-degayaan markii labaad ee u soo gudbaan derajada Xisbinimo ee ay...
(DAAWO SAWIRRO)- Shil baabuur oo dhimasho iyo Dhaawac ku Keenay Ciidamo Boolis ah iyo Magacyada Askarta dhaawacooda lagu Daawaynayo Cusbitaalka Guud
Hargaysa (SLpost)-Ciidanka booliska Somaliland ayaa waxa soo gadhay dhimashadi iyo dhawici uga baladhna kadiba marki gadhi ay leyihin cidanka boliska iyo gadhi shicib oo...
Sanadka 2013, Hargaysa iyo Muqdisho: Magaalo doonaysa dhimasho iyo mid soo noolanaysa
Akhristaha sharaftalehoow, intaanan kuu sheegin sida aan ku gaadhay dulucda qoraalkaygan ee ciwaanku xambaarsan yahay iyo sababtaan ugu maleeyay in Hargaysi ay tahay magaalo nool...
AROOS WACAN: Xuseen Xasan Ismaaciil (Qarayare) Iyo Istaahil Warsame Mire
Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe), Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir, Xaaji C/kariim Xuseen Yousuf (Cabdi Waraabe) , Suldan Cawil Maxamed Fiiqle...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

