Monthly Archives: January, 2013

spot_imgspot_img

Siday Ganacsiga Ugu Horumartey Uma Hanaqaadin Hab-Nololeedka Magaalada Tog-Wajaale (WARBIXIN)

Weriye: CabdiKariiim Muxumed Cadde (Qaamuus) - Tog-Wajaale Tog-wajaale waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu guunsan amaba ugu faca weyn gebi ahaan magaalooyinka ku yaala...

Horumarka Dalka Iyo Daymo La’aanta Dadka: Wasaaradda Waxbarashada – W/Q: C/raxmaan Muuse ~ Q.3aad

Waxa tan iyo markii lagu wareejiyay xilka xukuumadda tallada dalka haatan haysa socda dedaalo horumarineed oo lagu samaynayo dalka kaasi oo ay kamid yihiin: Dhisitaan wadooyinka waaweyn,Biriishyadda,waxbarashadda,deyrarka wasaaraddaha,Iyaduna waxa guud ahaanba la kordhiyay mushaharka ciidamada,iyo shaqaalaha dawladda,sidoo kale waxa la xadiday mushaharka,madaxweynaha,kuxigeenka,wasiiradda,agaasimeyaasha,iyo weliba goleyaasha,qaranka.

Maxaa U Sabab Ah Furriinka Sii Badanaya? – W/Q: Axmed-yaasiin C/Raxmaan Dool)

Inta aynaan ka warcelin waydiintan kor ku xusan aan milicsi kooban ku samayno habdhaqankii bulshadii waagaa aan ka waramayno iyo sidii macaamilkoodu uu ahaa. Sidii u noolaa una dhaqmi jiray qoyskii soomaaliyeed ee hore.

WAABEEYE WAABEE: KULMIYAANA KADAN: (Qalalaasaha Kulmiye Ma kow baa mise waa ka badan) – W/Q: Boobe Y. Ducaale ~ Q. 1aad

Uma hollan in aan wax badan idin idhaahdo. Qalin daansho-socodka derrimaha madheedhka leh tiiq-tiiqsan jiray, ayaan dabar iyo hoggaanba sudhayaa si aanu idiin la...

Muxuu Noqon Doonaa Mustaqbalka Siyaasadee Ee Somaliland Hadii Aan La Helin İsbedel Dhab Ah. Qalinkii,Prof.Abdirahman. Qormadii 1aad

Waxan halkan ku eegi doonaa sida ay noqondoonto mustaqbalka Somaliland inaga oo ka eegi doona dhinacyo badan oo ah qaababka bani adam ku ku...

Meher Wacan:C/rashiid muxumed Abokor(jihaad) iyo Nimco Maxamed Aways

Dhamaan dadka kala ah Cabdi cismaan ducaale c/qani muuse dalab xasan muxumed  abokor mukhtaar m daahir maxamed ismaciil xadig siciid ibrahim jaamac rashiid xasan faragube maxamuud cabdi geydh ma shari abu cali foosi abu...

MEHER WACAN: Cabdiqaadir Muxumed Daad Iyo Amran Xaaji Fagadhe

Ayeeyo Xaliimo Aw-Siciid Geelle, Hooyo Khadra Cali Guuleed, Hooyo Aamina Shide Geedi, Maxamed Xaaji Fagadhe, Ibraahin Xaaji Fagadhe, Feysal Xaaji Fagadhe, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img