HomeWasaarada arimaha dibada dalka uk oo ku dhawaaqdey inay si degd ega...

Wasaarada arimaha dibada dalka uk oo ku dhawaaqdey inay si degd ega uga soo baxaan somaliland dadka udhashey dalkan UK

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

London -27/01/2012- Xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka ingiriiska William Hague oo hadda usii jeeda magaalada Washington ee xarunta dalka maraykanka ayaa isagoo u waramaayey telefishanka GBTV wuxuu ku celiyey oo ku adkeeyey dadka Britishka ah ee ku sugan Somaliland inay sida ugu dhakhsaha badanleh uga baxaan isagoo sheegay in xogaha sirdoonku ay tilmaamayaan khatar weyn oo kooxaha mayalka adagi ku bartilmaameedsanayaan muwaadiniintooda ku sugan Somaliland

hague

 

Mr. Hague wuxuu sheegay in ay khatartani timid ka dib markii ayuu yidhi ay helleen xog dhinaca sirdoonka ah oo tilmaamaysa in ay jirto hawl gallo kooxaha xagjirka ahi ka wadaan Somaliland wuxuuna sheegay inay dadka Britishka ahi la xidhiidhaan halka ugu dhaw safaaradda dalka ingiriiska oo siin doonta faahfaahin dheeraad ah.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee ingiriisku mar la weydiiyey inay arrintani ka wada xidhiidheen maamulka Somaliland wuxuu sheegay in marka ay noqoto ammaanka dadka Britishka ah ay tahay doorka dalkiisa inay ilaaliyaan isla markaana wergeliyaan.

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain Hague isagoo faahfaahinaya wuxuu yidhi “ka dib dhimashadii Binladen iyo weliba hawlgallada dawladda ingiriisku gacanta ka siinayso dawladaha farasiiska iyo maraykanka la dagaalaka kooxaha xagjirka ah ee ka dagaalama beriga, iyo dhulka Saxaraha Afrika waxaa aanu hellayno xogo tilmaamaya in la doonayo in lagu afduubo, lagu dilo islamarkaana lagu waxyeeleeyo dadka Britishka ah ee Somaliland jooga sidii dhawaan ka dhacday dalka Aljeeriya” ayuu yidhi.

Xoghayaha arrimaha dibadda oo la weydiiyey inay digniintani ku koobantahay Somaliland wuxuu sheegay iay hadda xogta ay hayaan ku koobantahay Somaliland.

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain wuxuu sidoo kale digniintiisa mariyey boggiisa Twitterka halkani guj

SLpost london

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories