HomeWasiirka waxbarashadda oo noqotay qof Gu'ba Gows u soo baxay!- W/Q:Khadar Jaamac...

Wasiirka waxbarashadda oo noqotay qof Gu’ba Gows u soo baxay!- W/Q:Khadar Jaamac Dirir

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Marka hore dhamaantiin waan idin salaamaya, marka xigta haddii aan u soo noqdo maqalkayga.Maantintu waa khamiis waxaan ku beegan nahay xarunta Wasaaradda Waxbarashadda oo aan hawlo ku lahaa, laakiin maantaasi waxay ahayd maalin ay ku hawlanayd wasaaraddu imtixaankii shahaadiga ah oo soo xidhmayey. Waxaa meel aniga aan waxba iga fogayn jooga dad badan oo ku muransan dhacdooyinkii xilligii hore soo maray wasaaradda waxbarashadda ee xaga imtixaanka ee ahaa imtixaankii ayaa la helay, laakiin guba gows ayaa ku soo baxa oo aad ku cimir qaadan kartid.

blank

Taasi waxay keentay inay wasaaradda waxbarashadu ay ka gaashaamanto dhacdooyinka xilligaasi soo maray oo ay dedaal dheer ka muujiso habsami u socodka imtixaanka oo sannadkan wasaaradda waxbarashadda lagu majeerto dedaal dheer iyo isku xilqaamid ay samaysay wasaarada iyo hawladeenadda Imtixaanka ku shaqadda leh.

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ah gabadh karti iyo hunaan ilaahay u siiyey shaqadda ay qaranka u hayso ayaa cod dheer khamiisti ka dib ku tidhi “Dhamaan goladda Somaliland ee ay khariiraddu marto way ka hirgaleen imtixaanka shahaadiga ah. Ardaydu sannadkan aad ayay dedaalkoodu u wanaagsan oo maad arkay arday isku buuqsan iyo macalin is haysta, Aad waxaan ugu mahadnaqay dhamaan hawlwadeenidii wasaaradda iyo ciidamadda booliska iyo militerka ee iska xilsaaray hawshaasi.”ayay tidhi Marwo Samsam.

Imtixaanka shahaadiga ee sannadkan la galay ayaa ka muuq-yara kii sannadii hore la galay oo aad moodaysay inay wasaaradda ka soo ifbaxayaan qaar wadda ku xumanta wasiirka waxbarashadda. Laakiin wasaaradda ayaa imtixaankan iska xil-saartay si aanay u soo noqon wixii dhacay sannadkii hore iyadda oo aad moodaysay in dedaal dheer loo galay habsami u socodka imtixaanka oo ku soo dhamaaday jewi wanaagsan oo aad ardayda ka dheehan karto wejigooda faraxsanaan iyo dhoolo-caddeyn. Laakiin imtixaanka ayaa ahaa mid aad u tiro-badan oo xadiggoodu ka badan yahay sannadkii hore oo ay sii kordhayaan waxbarashadda hablaha oo ay wasaaradda waxbarashu ka u sii qaaday iyo dedaal dheer oo ay gashay Marwo Samsam oo ah marwo ka soo baxday kaalinteed wasiirnimo.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories