HomeMudanayaasha Golaha Wakiiladda oo loo qaybiyey lifaaqa heshiisyaddii dhexmaray Somaliland iyo Somalia

Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo loo qaybiyey lifaaqa heshiisyaddii dhexmaray Somaliland iyo Somalia

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...


Hargeysa(SLpost)- Fadhiggii maanta oo shirgudoominayay guddoomiye ku-xigaanka 2-aad ee golah Wakiiladda Somaliland , ayaa mudanayaasha loogu qabiyey lifaaqa uu ka kooban yahay heshiisyadii ay xukuumadda Somaliland iyo Soomaaliya ay ku wadda gaadheen dalalka Ingiriiska iyo isu-tagga imaaraddka carabta.

blank

Lifaaqa ka soo baxay labadda kulan ee ay wadda-yeesheen labadda waddan ayaa ka dambayey soo jeedimihii beesha caalamka ee Istaanbul iyo Ingiriiska ee lagu go’aamiyey inay Somaliland iyo Soomaaliya ka waddahadalan mustaqbalkooda.

Kulankii labadda dhinac ee ka dhacay 20-21-kii caasimadda London, waxa uu ahaa mid farsamo ah.Halka kulankii 28-ka june ka dhacay imaaradka carabtuna ay ku wadda kulmeen madaxweynayaasha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyo kan Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed.

Mudanayaasha golaha wakiiladda ayaa fallanqayn ka soo yeelanaya labadda heshiis ay labada dhinac ku soo gaadheen labadda kulan

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories