Home90 Tahriibayaal Soomali ah oo laga soo badbaadiyey Badda Mediterranean

90 Tahriibayaal Soomali ah oo laga soo badbaadiyey Badda Mediterranean

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Tripoli (SLpost)-Ciidamada Xeebaha badda Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay 90 soomaali ah oo ku go’doonsanaa badweynta Mediterranean-ka.

blank

Qaar kamdi ah dadkan la soo badbaadiyay oo BBC-da wareysi siiyay ayaa waxay sheegeen in matoorka doonti ay saarnaayeen uu istaagay isla markaasna uu ka go’ay saad wixii ay wateen.

Tahriibayaashan ayaa waxay sheegeen ineey kasoo dhaqaaqeen caasimadda liibiya ee Tripoli, ayna u soo socdeen xeebaha Talyaaniga si ay u gaadhaan qaar ka mid ah dalalka EUROPA.Soo badbaadinta tahriibayaashan ayaa waxaa iska kaashaday ciidamada xeebaha talyaaniga iyo Libya.

Bishii hore ee sannadkan waxaa xeebaha talyaaniga iyo liibiya u dhaxeeya ku dhintay 54 Soomaali ah kadib markii ay isku dayeen inay u dabaashaan xeebta talyaaniga oo aad uga fogeyd ka dib markii ay ka halaawday dooni ay saarnaayeen.

Cabdi amiin cumar oo ahaa wadihii doonta ay saarnaayeen 54 qof ee Soomaalida ah ayaa BBC-da u sheegay in ay soomareen waqti halis ah qatarna ay galeen“Afar maalin ka hor ayaa nagala soo saaray badda managaraneyno meesha aan hada ku wajahanahay iyo meesha aan ku suganahay, kaliya waxaan xasuusanaa oo wali na hortaagan mugdigii badda” sidaa waxaa BBC-da u sheegay mid ka mid ah dadkii la soo badbaadiyay.Dadka la soo badbaadiyay ayaa waxaa ku jira dad qaba dhaawacyo halis ah sidoo kale waxaa ku jirta haween uur leh.

Tahriibayaashan ayaa dhowr mar isku dayay inay telefanka kula soo xidhiidhan saraakiisha talyaaniga iyo liibiya balse nasiib xumo waxaa ka dambay batariga.

SOMALILAND POST.NET

HARGEYSA/SOMALILAND

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories