HomeXukuumada Ethiopia Oo Sheegtay In Raysal Wasaare Melez Xaaladiisa Caafimaad Fiicantahay

Xukuumada Ethiopia Oo Sheegtay In Raysal Wasaare Melez Xaaladiisa Caafimaad Fiicantahay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washinton (SLpost)- Safiirka Itoobiya u fadhiya dalka Mareykanka, Ambassador Girma Birru, ayaa sheegay in caafimaadka Ra’isulwasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, uu fiican yahay, islamarkaana uu degdeg dib ugu soo noqon doono shaqadiisii.

blank

Isagoo la hadlayey Selam Radio, Girma wuxuu sheegay in dowladda Itoobiya ay howlihii si caadi ah u waddo oo aanay jirin meel madhan oo ka dhalatay maqnaashaha Meles.

Ambassador Girma ayaa tilmaamay in xisbiga EPRDF uu isna u gudanayo waajibaadkiisi shaqo sidii la filayey, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Warbaahinta gudaha Itoobiya ee taageera dowladda ayaa toddobaadkan qoray warar is-khilaafsan. Warbaahinta qaar ayaa qoray inuu dalka dib ugu soo noqday Ra’isulwasaare Meles, halka kuwo kalena ay qoreen in loo sii qaaday dalka Mareykanka oo uu halkaa ku nasanayo.

Ambassador Girma ayaa sheegay in Meles ay dhakhaatiirta kula taliyeen inuu fasax ka qaato shaqada, sidaasi darteedna uu haatan nasasho ku jiro, inkasta oo aanu sheegin halka uu ku nasanayo iyo inta ay socon doonto nasashadan

SOMALILAND POST.NET

HARGEYSA/SOMAILAND

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories