Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Wixii La Qoraa Quluubta Galee, Iibsada Buugaagta Qoran! – W/Q: Cabdishakuur X. Muxumed

Bulshada meel ku wada nool qof-ba wax-buu ku fiican yahay, oo dadku isku karti, isku qoon, garasho, fikir iyo isku hal-abuurnimo maaha. Waa sunnaha...

Dareen Jaceyl: Qiso dhab ah oo ka dhacday Magaalada Berbera (Q.1aad) – W/Q: Daahir Carraale

Sheekadani waa dhacdo  ka bilaabantay magaalada Xeebta ah ee Berbera bilowgii 2003 kuna soo geba-gebowday magaalada Bristol Sanadkii 2010, waxaanay dhex martay wiil iyo gabadh...

Budhcad-badeedda Soomaalida oo madax-furasho ku sii deysay 7 qof oo ka mid ah Shaqaalaha Markabka MV Albedo oo Weli Af-duuban

Dubai (SLpost)- Budhcad-badeedda Soomaalida ayaa sii daysay todobo shaqaale la socday Markab lagu magacaabo MV Albedo oo muddo laba sanno ah la haystay ka...

Dawladda Hoose ee Boorama oo Badeecado Wakhtigoodu Dhacay ka soo ururiyey Qaar ka mid ah Bakhaarrada Magaalada

Boorama (SLpost)- Dawladda Hoose ee Magaalada Boorame ayaa hawlgallo baadhis ah oo ay ka sameeyeen Meheradaha magaaladaas, waxa ay  ku soo ururiyeen badeecado wakhtigoodii...

Guddida Doorashooyinka Qaranka oo Xisbiyada iyo ururrada Siyaasadda kala hadlay qaabka loo qabanayo Doorashada Goleyaasha Deegaanka

Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta kulan lagu gorfaynaayo  qaabka qabsoomiyaddda doorashada golaha deegaanka la yeeshay  saddexda xisbi qaran iyo sagaalka urur-siyaasadeed. Kulan oo...

Taliyaha ciidamada Qaranka oo ka hadlay Baabuur Tikniko ah oo Ciidamada Qaranka hore loogala Baxsaday oo Maanta Gacanta loo soo galiyey (SAWIRRO+VIDEO)

Laascaanood (SLpost)- Ciidamada Qaranka ee Somaliland, saldhiggooda 7aad ee duleedka magaalada Laascaanood, ayaa maanta abbaaro 2:30 Duhurnimo soo dhaweeyey Ciidan iyo laba gaadhi oo...

Maayarka Degmada Saylac oo ka deyriyey Xanuunka Shuban-biyoodka oo ka dillaacay deegaamo ka tirsan gobolka Selel

Saylac (SLpost)- Gudoomiyaha Degmada Saylac ee Xarunta Gobolka Salal Maxamed Cumar Xadi “Cawad” ayaa caddeeyey Xannuunka Shuban-biyoodka oo ka dillaacay Tuulada Cabdiqaadir iyo nawaaxigeeda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img