“Iskaashatada Nafaqo ma meteli karaan Xubno cid gaar ahi wadato” – Guddida NAFAQO
Hargeysa (SLpostl)-Xubno ka mid ah Guddida Fulinta ee Iskaashada Hilibleyaasha Hargeysa, ayaa xukuumadda iyo xubno ka tirsan goleyaasha Sharci-dejinta ku eedeyey inay faro-gelin ku...
SHEEKO GAABAN: Hadduu ogaan lahaa – W/Q: Saddam Xusseen Carab
Duunyada iyo deeqda Alleba dadka uma simin, sidoo kale xoogga iyo xirfadana lagu kala tag. Xag kasta oo aad ka eegto noloshiisu way dhamays...
Taliyaha Booliska oo ka hadlay isbarbardhig lagu sameeyey dirayska Askartii ka soo baxay Mandheera iyo kuwa Somalia, una Digay Gaadiidleyda iyo ganacsta Iibisa Rashka
Hargeysa (SLpost)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ka hadlay Dirayska ay ku labisan-yihiin Ciidamadii dhawaan ka soo baxay Dugsiga Tobabarka Degmada Mandheera,...
Dhuxulaysatada Oo Fara Ba’an Ku Haya Gobolka Sanaag Iyo Dareenka Dhiillada Xambaarsan ee Taagan
Gobolka Sanaag oo ah gobolka guud ahaan jamhuuriyada Somaliland ugu balaadhan ahna dhul deegaan ahaan aad u qurux badan dihina oo aanay hore wax...
‘Nin adduunya joogow maxaa aragti kuu laaban’ – Xassan Aw Libaax
Hargeysa, 05 August, 2012 (Ogaal) – Oday Xassan Aw Libaax oo ah mulkiilaha guri ku yaala caasimadda Hargeysa oo bishii June 16-keedii Ciidamada ka...
Maraykanka oo Amisom Ku Warejiyey Diyaaradaha Dagaalka ee aan Cidna wadin
Kampala (SLpost)- Dawlada Maraykanka ayaa maata ciidamada Nabad-ilaalinta ujooga Soomaaliya ee Amisom ku wareejisay diyaaradaha nooca wax basaaasa ee aan cidna wadin kuwaasi oo...
Madaxweyne Siilaanyo oo Wasiir-dawle u magaacabay guddoomiyih Urursiyaasadeedka SSCD
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xeer Madaxweyne oo numberkiisu yahay JSL/M/XERM/249-1246/082012 War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

