HomeTaliyaha ciidamada Qaranka oo ka hadlay Baabuur Tikniko ah oo Ciidamada Qaranka...

Taliyaha ciidamada Qaranka oo ka hadlay Baabuur Tikniko ah oo Ciidamada Qaranka hore loogala Baxsaday oo Maanta Gacanta loo soo galiyey (SAWIRRO+VIDEO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laascaanood (SLpost)- Ciidamada Qaranka ee Somaliland, saldhiggooda 7aad ee duleedka magaalada Laascaanood, ayaa maanta abbaaro 2:30 Duhurnimo soo dhaweeyey Ciidan iyo laba gaadhi oo nooca gaashaaman ah iyo hal landcruser oo kuwada raaxada ah, kuwaas oo lagala soo goostay kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo .

blankTaliyaha Ciidamada Qaranka ee Somaliland General Ismaaciil Maxamed Cismaan “Shaqale” oo isaga oo magaalada Hargeysa ku sugan ka warbixiyey, ayaa sheegay in labada gaadhi ee Tiknikada ah noocoodu kala yihiin GMC (Baabuur qoriga Suggu ku rakiban yahay) iyo Mid Toyoto ah oo qori saaran yahay.

blankTaliyuhu waxa uu cadeeyay in labada gaadhi ee Tiknikada ah bishii March ee Sannadkan lagala baxsaday Ciidamada Qaranka isla markaana loola galay Cadawga nabad diidka ah, halka gaadhiga Land Cruserka ahna lagu sheegay inuu yahay kii lagu dilay labadii nin ee watay ee laga dhacay Tuulada Gawsa weyne. warku waxa uu intaas ku darayaa in gaadiidkaasi ay ku sugan yihiin fadhiisinka hore ee ciidamada qaranka ee deegaanka Gambadha.

blankblank

XUQUUQDA SAWIRRADA: Radioxogwaran

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories