HomeGuddida Doorashooyinka Qaranka oo Xisbiyada iyo ururrada Siyaasadda kala hadlay qaabka loo...

Guddida Doorashooyinka Qaranka oo Xisbiyada iyo ururrada Siyaasadda kala hadlay qaabka loo qabanayo Doorashada Goleyaasha Deegaanka

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta kulan lagu gorfaynaayo  qaabka qabsoomiyaddda doorashada golaha deegaanka la yeeshay  saddexda xisbi qaran iyo sagaalka urur-siyaasadeed.

Kulan oo ahaa mid ay al-baabadu u xidhnaayeen ayaa markii uu dhamaaday waxay warbaahintu wax ka weydiiysay waxyaabihii laga wada hadalay  qaar ka mid ah mas’uuliyiinta ururrada iyo xisbiyada qaranka oo sharaxaad ka bixiyay waxyaabihii ay labadooda dhinac ka wada hadleen, iyagoo sheegay in ay ujeedada ugu weyni ee kulankani la xidhiidhay sidii looga wada tashan lahaa qaabka ugu habboon ee ay u qabsoomi karaan  doorashooyinka golaha deegaanka dalka .

blankGuddoomiye ku-xegeenka 1aad ee xisbiga Kulmiye  Maxamed Kaahin Axmed  oo kawaramay waxbaaha shirkan laga wada hadlay  ayaa sheegay in kulankan ay kaga wada xaajoodeen habka ugu habboon ee  loo qaban karo doorashooyinka  golayaasha  deegaanka ee dalka,isla markaana ay waxbadan iska waydiiyeen.

Sidoo kale waxay  sheegeen masuuliyiinta ka socotay  ururada iyo xisbiyada in laga wada hadlay  sidii ay  doorashadu ku dhicilayd  inta ka horaysa dhammaadka sannadkan  iyagoo intaas ku daray inay ka wadda xaajoodeen oo kale  astaanta musharixiinta  oo ku jirtay Xeerkii ay dhawaan Meel mariyeen Golayaasha Sharci dejinta ee Baarlamanka.

Cali Maxamed Yuusuf (Cali –gurey ) oo ka tirsan masuuliyiinta  Xisbiga UCID  kana  qaybgalay shirkan  maanta ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin su’aalaha dul-hoganaaya qabsoomidda doorashooyinka golaha deegaanka oo  uu ku tilmaamay mid guul darro u muuqata in xukuumadda oo talada haysay  muddo 2 sanno ah aanay wali ku guulaysan qabashada doorasho kaliya.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories