Waa Kuma Sayid-Aadan Axmed Madar (1790-1899)? – W/Q: Sayid-Axmed M. Yuusuf
Waa hubaal in, inbadan oo cinwaanka maqaalka aragtay aanay aqoon u lahayn magaca Sayid-Aadan Axmed Madar. Laakiin marka aad maqaalkan waxoogaa akhrido, ayaa dad...
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay aragtideeda Ansixinta dastuurka dalka Somalia, kana digtay Farogelin lagu hayo gudaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka jawaabtay saamaynta ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo Ergooyinka ka qay-galay ansixintiisa ee deegaan ahaan Somaliland ka...
Maamul cusub oo loo soo magacaabay Xafiiska Cashuuraha Barriga Berbera oo maanta xilka la wareegay
Berbera (SLpost)- Waxaa maanta si rasmi ah xilkii ula kala wareegay mamulihii hore ee cashuuraha Barriga ee magaalada Berbera iyo mamulaha cusub ee dhawaan ...
Madaxweyne Siilaanyo oo Saaka ku waabaristay Xarunt Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Dareenadda ku xeeradan booqashaddiisa + Sawiro
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka abaaro 7:30 subaxnimo booqasho kedis ah ku tagay xarunta dawlada Hoose ee Magaalada...
Dood Cilmiyeed ku saabsan dar-dargelinta cashuurah oo ka qabsoomay magaaladda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)-Dood Cilmiyeed ku saabsan Dardargelinta Cashuuraha oo ay ka qayb qaateen Mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda, Wakiilo ka socday Shirkadaha waaweyn ee Ganacasiga, Baayacmushtariga...
Agaasimeyaal ka tirsan Wasaarada Warfaafinta oo Been abuur ku tilmaamay inay Is-casilayaan
Hargeysa (SLpost)- Afar Agaasime-waaxeed oo tirsan wasaarada warfaafinta iyo wacyi-gelinta, ayaa gaashaanka ku dhuftay war warbaahinta qaarkeeda baahisay oo sheegayay inay is casilayaan, waxaanay...
Hawl-wadeennada Wakaaladda Korontada oo Olole Nadaafadeed ka fuliyey Masjid Jaamaca Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Hawl-wadeennada Wakaaladda Korontada ee Hargaysa, ayaa maanta hawlgal nadaafadeed ka fuliyay Masjid Jaamaca Weyn ee caasimada. Maareeyaha Wakaalada Korontada ee caasimada Hargaysa Weli...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

