Malleeshiyo ka tirsan Nabad-diidka Buuhoodle oo Xalay la soo Dhoobay Jiidda hore iyo Ciiddamada Qaranka oo Heegan Culus la Galiyey
Horufadhi (SLpost) – Malleeshiyadda Nabad diidka ah ee Buuhoodle ayaa Saqdii Dhexe ee Xalay Ciiddamo soo dhoobay Deegaa nka Shan-galle oo u dhexeeya Fadhiisinka...
Marka Xiddiggu ka faroorsado ayuu gal-gashaa! – Faallo By Wariye Cumar M.Faarax
Waxa dhaqan dabiici ah u noqday in marka xidiga siyaasadeed ka foorarsado ee culays uu ka soo waajaho albaabada badan ee uu u garaaco...
Madaxtooyada Somaliland oo wadda Qorshe Weji kale loogu eegayo Arrinta Urur-siyaasadeedyada Hadhay
Hargeysa(SLpost)- Madaxtooyada Somaliland ayaa la sheegay inay waddo qorshe dhinac kale looga eegayo Arrinta urur-siyaasadeedyada ku xidhay wejigii hore ee qiimaynta Diiwaangelinta ee Dacwaddoodu...
“Waan ku arka Kumana Jeedo (Qiso Jacayl ah) W/Q:KhadarJamac Dirir
Lamaanaha nolosha waddaga waxay meel isla dhiggaan markasta wixii qorshahoodu yahay inta ay ku jiraan haasaawaha muddada dheer soo jiitamaya, laakiin marka haasaawaha lagu...
Boosas Shaqo oo ka Bannaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland
The Somaliland National Electoral Commission is looking for professional applicants for the following three posts
Ergadii Weftiga Dr Xaglo-toosiye oo maanta Hargeysa kula Kulmay madaxweynaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Ergo ka mid ah Weftigii uu hoggaaminayey Dr Saleebaan Xaglo-toosiye oo xalay safar guure ah ku soo gaadhay magaalada Hargeysa, ayaa maanta...
Khidmadda Xukuumaddu ku kordhisay Maxjarrada oo Culeys ku keenay dhoofka Xoolaha iyo Cabashada Ganacsatada
Berbera (SLpost) Ganacstada xoolaha ka dhoofisa dekedda magaalada Berbera, ayaa maalmihii u danbeeyay cabasho ka muujiyay caqabado ka soo wajahay khidmad xukuumaddu ka qaadan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

