Dastuur ku Sheegga Muqdisho Lagu Dhoobdhoobay Waa Mid Faalso ah oo lagu Riyooday
Waxaa Dhawaan lagu soo gabogabeeyay magaalada Muqdisho wax lagu tilmaamay Dastuur oo la sheegay inay ansixiyeen Odayaal guraangur ah iyo dagaal ogaayaal kala duwan...
Warqad Furan: Baarlamaanku Ma Ogyahay Heshiisyada Qarsoon Ee Madaxda Dalka Iyo Shirkadaha Sahaminta Macdanta Iyo Shiidaalka
Waxaan Illaahay ugu mahad celinaya inuu ii sahlay maqaalkan, kuna saabsan shacabka reer Somaliland hantidooda. Waxaanan kusoo qadanayaa maqaalkan oo aad u mihiim ugu...
Xisbiga UCID oo xukuumadda ku dhaliilay ficil-celinta ay ku qaabishay Dastuurka Cusub oo Somaliya
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ee UCID ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay qaabka ay ku wejeheen cambaareynta Dastuurka Somaliya oo qodobbadiisa qaarkood meel ka...
Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland oo ka hadlay Masuul Sare oo ka tirsan Dawladda Somaliya oo socdaal laba maalmood ah ku joogay Magaalada Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Laanta Socdaalka Somaliland ayaa ka hadashay socdaal uu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya isaga oo booqdayxafiiskyo ka tirsan laamaha kala duwan...
PRESS RELEASE: Holding Local Council Election within year 2012 is the backbone of Somaliland Democratization process
Holding Local Council Election within year 2012 is the backbone of Somaliland Democratization process
Marwada Madaxweynaha Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Berbera
Berbera (SLpost)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde (Aamina-Waris) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib markii ay muddo bil...
Isbarbardhigga Waxtarka iyo Waxyeelada Yuusuf Garaad ku Sagootiyey BBC-da – Warbixin ~ Cali Jaamac Maxamed
Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo muddo 13 sanno ah titaftire ka ahaa laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da oo ah ta ugu dhegaystayaasha badan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

