Shirkadda Isgaadhsiinta ee Somtel oo soo bandhigtay Adeeg cusub oo la baxay TEBIYE
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Somtel, ayaa maanta soo bandhigtay Adeeg cusub oo la baxay Tebiye, kaas oo ka mid noqonaya adeegyada...
Qisooyin Murug Badan Oo Ku Saabsan Tahriibka! – W/Q: Fu’aad Abdisalam
Salaamu Laahi Caleykum Ugu Horeyn Ilaahey Ayaa Mahad Oo Idil Iska Leh Kaas Oo Biniaadamka Barey Qalinka Iyo Wax Aaney Aqoon U Laheyn , Waxaan Qalinka...
Golaha Wakiillada oo Aqlabiyad ku Ansixiyey Wax Ka Beddel lagu sameeyey Xeerka doorasha ee Xeer No. 20
Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyey wax ka beddel iyo kaabis lagu soo sameeyey afar qodob...
Shirkadaha Dahabshiil Group oo Deeq 500 oo Xoolo Nool ah isku mar u Qaybiyay Bukaan-jiifka Cusbitaallada 20 Magaalo
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa deeq Xoolo nool ah ugu u qaybiyey Bukaan-jiifka Cusbitaallada 20 magaalo oo ay ku yaallaan xafiisyada ugu waaweyn...
Yuusuf Garaad oo Iska Casilay Shaqadii BBC-da Una Xadhko Xidhinaya dhinaca Siyaasadda
London (SLpost)- Madaxii Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa shaaciyay in uu xilkaas iska casilay, isla markaana uu ka qeybqaadan...
Somaliland oo Markii Ugu Horeysay Lagu Soo Bandhigay Lafaha Xoolaha oo laga Sameeyey Qalabka Haweenku Isku Qurxiyaan Iyo agab kale
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka xanaanada Xoolaha Somaliland Dr.Cabdi Aw Daahir ayaa maanta u furey 80-hablood tababar ku saabsan sidii lafaha xoolaha looga sameyn lahaa, Sabuunta,...
Komishanka Doorashooyinka oo walaac weyn ka muujiyey doorashada Deegaanka
Hargeysa (SLpost) Gudiga doorashooyinka qaranka ayaa sheeya inaanay doorasho qabsoomayn sanadkan hadii ay golaha baarlamaanku marlabaad soo celiyaan xeerla doorashooyinka xeerka 20 oo ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

