Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

“Ma tabaaladii aan qabay, ayay tanina iiraacday!?” – Boqor Cali Xuseen Kaahin, Boqorka Ayuub Sheikh Isaxaaq

Umadda Somaliland meel kasta oo jogaan Salaan baan u dirayaa kii xanuusanaya inuu Alle siiyo caafimaad sareecana siiyo, kii caafimad qabana u siyaadiyo. Madaxwaynaha jambuuriyadda...

Agaasimaha Warfaafinta oo ka hadlay Khilaafka ka dhexjira Masuuliyiinta Wasaaraddaas

Hargeysa (SLpost)-Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland  Cabdirashiid Jibriil Yuusuf , ayaa maanta ka warbixiyey rakibada idaacadda weyn oo gebogebo maraysa.Isla markaan...

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta oo Shaqada ka joojiyey Sarkaal uu Hanti-dhowrku ku fashilmay inuu ku Caddeeyo Eedo Musuq oo loo haystay

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdirashiid Jibriil Yuusuf, ayaa Shaqada kaga joojiyey Agaasimihii maamulka iyo Lacagta ee Telefishanka Qaranka oo Xasan Maxamed...

Daahir Rayaale oo Khilaafka Xisbiga UDUB iyo rejadiisa barbar-dhigay Khilaafkii Kulmiye ka dhex qarxay Shirweynihii Burco, soona dhaweeyey inuu Axmed Yuusuf Yaasiin Xisbiga ka...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga khilaafaadku ragaadiyeen ee UDUB Daahir Rayaale Kaahin, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay rejada uu...

Madaxweyne, Taabataye’ ee Toosi! (FAALLO) – W/Q: Wariye Cumar M. Faarax

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  waxa uu codkiisa ku biiray qaracanka shacbigu ka qabaan qalooca ku jiridaystay Maxkamadaha dalka. Madaxweynaha ayaa si lama...

Afar Qof oo Dabley reer Buuhoodle ah u Af-duubnaa oo maanta Si Shuruud la’aan ah lagu sii daayey

Buuhoodle (SLpost)- Wada xaajood nabadeed oo dhex maray egro ka socota Bariga magaalada Burco iyo duqay ka soo jeedda deegaanka Buuhoodle, ayaa sababay in...

Wasiirka Maaliyadda oo ka xog-warramay Korodhka Dakhliga Dalka muddadii uu xilka hayay

Kalabadheyd (SLpost)- Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale,oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi iyo Mas’uuliyiin kale ayaa kormeer shaqo maanta ku soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img