Shil Gaadhi oo Sababay Dhimashada iyo Dhaawaca Askar ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland
Laascaanood (SLpost)- Hal askari oo ka tirsan Ciidamada Qaranka ayaa ku dhintay, Sideed kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gaadhi ciidanku leeyahay kula qalibmay...
Meydka raiisulwasaarihii Itoobiya Meles Zenewi oo laga soo dejiyey Addis-Ababa
Addis-Ababa (SLposta)-Dadweyne Etoobiyaan ah oo aad u murugeysan ayaa isugu soo baxay banaanka hore ee garoonka diyaaradaha Addis-Ababa ee dalka Itoobiya halkaasi oo laga soo...
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Geerida Meles Zenawi, Booqashona ku tagay Safaaradda Itoobiya si uu tacsida uga qayb-galo
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa geerida Raysal wasaarihii Itoobiya Males Zanawi, ku tilmaamay Hoggaamiye weyn oo ka baxay dalalka...
Taariikh-nololeedka Ra’iisal-wasaraha Ethiopia, Meles Zenawi oo Kooban
Belgium (SLpost)- Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa maanta ku geeriyooda dalka Belgium.Hadaba waxaanu halka idinku soo gudin donna taariikh nololeedii Ra’iisalwasaare Melles Taariikh nololeedkii Meles...
Wasiirro isku bahaystay Xaflad lagu Sagootiyay Arday ka baxday Dugsiga Sarre ee Jiil Al-Jaliil
Hargeys (SLpost)-Wasiiradda Wasaaradaha Madaxtooyada, Kalluumaysiga iyo Khayraadka badda iyo Ganacsiga iyo Masuuliyiin kale, ayaa isku bahaystay inay maanta ka qayb galay xaflad lagu sagootiyay...
Ra’iisul Wasaarihii Itoobiya Meles Zenawi oo ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala dalka Belgium
Hargeysa (SLpost)- Ra'iisul wasaarihii dalka Itoobiya, Meles Zenawi ayaa maanta u geeriyooday xanuun uu ugu jiray Cisbitaal ku yaala dalka Belgium ilaa bishii July...
Samir Nasri oo Muslimiinta caalamka ku hambalyeeyay Farxadda Ciidal-Fidriga
Kubbad-sameeyaha kooxda difaacanaysa horyaalka Ingiriiska ee Manchester City, Samir Nasri ayaa maanta isaga oo ku sugan badhtamaha Garoonka Etihad Stadium, waxa uu hambalyo ku aaddan Munaasibadda Ciidal-fidriga u diray Shucuubta Muslimiinta ah.
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

