Fogaan-Aragga Wasaarada Maaliyada iyo Fashilaadda Farsamooyinkii Wax Lagu Fuuqsan Jiray! – W/Q: Ahmed Ali Aden, UK
Wararka hordhaca ama ceelalyada ah ee ka soo baxaya dadka xog-xogaalka u ah hawlaha wasaarada maaliyada ayaa tilmaamaya in isbedel weyni ku yimid dakhliga...
Maxaa sababay saboolnimada hadhaysay Caddaaladda Somaliland? – W/Q: Garyaqaan Muuse Yuusuf
Hannaanka Garsoorka Somaliland wuxuu la bilaabmay qorshe la’aanta la kowsatay dhammaan haya’daha qaranka ee majara habawgu ka muuqdo. Markaad eegto maraaxilkii kala duwanaa ee...
Dhammaan Masuuliyiinta Maamulka iyo Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliland Wax ay Tacsi u dirayaan…
Dhamaan Masuuliyiinta Maamulka iyo Shaqaalaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland waxay tacsi u dirayaan Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida Naxdinta leh ee ku...
Cusitaal weyn oo laga hir galinayo Magaalada Tog-wajaale
Hay'adda Samo-Falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF),ka dib markay shirar iyo xog wareysi la yeelatay dadka degaanka,oo isugu jira aqoon yahanka,madax dhaqameedka,culimaau diinka,ururada haweenka,dhalinyarada,maamulka degaanka,waxaa...
Ujeedooyinka Shirkadi Leedahay – (Objectives Of Business) ~ By Xamse Aadan Tarabi, MBA
Qofkasta oo caalamakan kunool wuxuu leeyahay ujeedo ugaraa oo uu usiimaryo inuu ku gaadho hadafkiisa nolaleed, tusaale ahaan ardayga waxdhiganaya wuxuu doonayaa inuu baaso...
Wasiirka Cadaaladda oo Meesha ka saaray Faro-gelin lagu hayo Madax-bannaanida Waaxda Garsoorka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta jawaabo ka bixiyay Eedaymo kala duwan oo isaga iyo Madaxweyne Jamhuuriyada...
Wasiirrada Madaxtooyada iyo Qorsheynta oo ka qayb-galay Kulan lagu soo bandhigay daraasad laga sameeyey Kobaca Dhaqaale ee Dekedda Berbera
Hargeysa (SLpost)- Wasiirada Wasaaradaha Madaxtooyada iyo Qorshaynta Qaranka ayaa maanta ka qayb galay kulan munaasabadeed oo ka dhacday Hotel maansoor oo lagu soo bandhigay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

