HomeAgaasimaha Warfaafinta oo ka hadlay Khilaafka ka dhexjira Masuuliyiinta Wasaaraddaas

Agaasimaha Warfaafinta oo ka hadlay Khilaafka ka dhexjira Masuuliyiinta Wasaaraddaas

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland  Cabdirashiid Jibriil Yuusuf , ayaa maanta ka warbixiyey rakibada idaacadda weyn oo gebogebo maraysa.Isla markaan warbixintiisa ku daray arrimo kale oo ku saabsan dhinaca maamulka ee wasaaradda.

blank

Agaasimaha guud waxa uu sheegay inuu hadda soo gabgeboobay wejigii labaad ee idaacadda oo ah qaybqatay war- laliyaha, xilligan lagu guddo jiro isku xidhka qaybaha studiyaasha. Waxaanu agaasimuhu rejo wacan ka muujiyey inay hawshaasi ku soo gebagaboowdo si dhakhso ah oo ay hawda geli doonta  dhawaan idaacdo.

Sidoo kale, agaasimaha oo ka hadlayey warar ay maalmahan-ba saxaafadda dalku tabinaysay ayaa sheegay in haba yaraate aanu jirin wax khilaaf ah u dhexeeya masuuliyiinta wasaaradda warfaafinta wadashaqantooduna u socoto si habsami ah.

Agaasimuhu waxa kale oo u sheegay in arrinta ku saabsan agaasimaha maamulka ee waaxda TV-ga qaranka oo dalab ka yimi hanta-dhowrka qaranka looga joojiyey inuu yimaado xarunta wasaarada ay tahay mid ku saabsan dhinaca baadhitaanka uu hanta-dhowrku kuwado xafiiska Agaasimahaas, waxaanu agaasimuhu  warbixintaasi ku xusay in aanay jirtin ujeedo gaar ah talaabadda laga qaaday agaasimaha maamulka ee waaxda Tv-ga qaranka Md Xasan Maxamuud Muxumed.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories