HomeAfar Qof oo Dabley reer Buuhoodle ah u Af-duubnaa oo maanta Si...

Afar Qof oo Dabley reer Buuhoodle ah u Af-duubnaa oo maanta Si Shuruud la’aan ah lagu sii daayey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Buuhoodle (SLpost)- Wada xaajood nabadeed oo dhex maray egro ka socota Bariga magaalada Burco iyo duqay ka soo jeedda deegaanka Buuhoodle, ayaa sababay in si shuruud la’aan ah xoriyadoodii loogu soo celiyo afar nin oo dhawaan dablay hubaysani ka afduubeen jiida degmada buuhoodle.

blankErgooyinka labada dhinac ayaa sii-deynta Afarta qof ku tilmaamay mid ka timi is-kaashi labada dhinac dhexmaray iyadoo  la xeerinayo wada dhalashada iyo derisnimada beelaha Somaliland iyo weliba Waan Waan socotay muddo laba todobaad ah, ay aakhirkii  ku qanciyeen dablaydii haysatay afartaas nin, in ay si shuruud la’aan ah ku soo daayaan isla markaana dablaydani ka ajiibeen baaqan uga yimid Sama doonka labada geesood,ee isu xilqaamay soo afjarida arrintan.

Warku waxa uu intaas ku darayaa in afartaas nin oo sadex ka mid ahi ay arday ahaayeen iyo hal nin oo geel-jire ah iyo odayaasha bariga Burco hadhiimo-sharafeed lagu soo sagootinayay loogu sameeyay gudaha Magaalada Buuhoodle.

SOMALIANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories