Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Ururrada la furay waa ujeeddo-badan

Tan iyo intii la gudo galay furista Ururada siyaasada waxa furmay Ururo badan oo ah ujeedo badan, waxa cidii u dhug yeelata u muuqanaya...

Dumarka iyo Dhaqaalaha Somaliland

Wakhti aan fogayn ayaa waxaan qoray maqaal ku saabsanaa doorka Dumarka iyo siyaasadda Somaliland. Markii maqaalkii aan soo bandhigay ayaa jawaabo badan oo kala...

Madaxweynaha Iiraan oo Socdaal Maraykanka ka Xanaajiyey ku maraya Dalal Koonfurta Ameerika ku yaala

London, 07 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Iiraan Mahmoud Ahmadinjead, oo culays badan ka haysto cuno-qabataynta dhanka dhaqaalaha ah ee reer galbeedka kaga imanaya,...

Qof isa soo miidaamiyey oo maanta isku qarxiyey badhtamaha Dimishiq kaas oo galaaftay nolosha 26 qof iyo dhaawac daraasin kale

Dimishiq, 07 January, 2012 (SLpost)- Qof naftiisa soo biimeeyey ayaa isku qarxiyey badhtamaha magaalada Dimishiq kaas oo galaaftay nolosha 26 qof iyo dhaawaca 63...

Xil wayn hala iska saaro taariikhda Somaliland sidii loogu soo gudbin lahaa jiilalka cusub

Maxamed Maxamuud Buureed Tan iyo intii ka danbaysay markii Jamhuuriyadda Somaliland dib ula soo noqotay madaxbanaanideeda laguna guulaystay halgankii dib u xoraynta waddanka ee...

Thierry Henry oo muddo laba bilood ah amaah kula joogaya Kooxdiisii Hore

SLpost Sports - Kooxda Arsenal ayaa dhameystirtay heshiiskii amaahda labada bilood ee ay kula soo wareegayeen weeraryahankoodii hore Thiery Henry. Ciyaaryahanka ugu goolasha badan taariikhda kooxda...

Walaalaha Ilma Toure oo laga yaabo inay seegaan kulanka FA Cup-ka ee Man. Utd ka dib diidmo kaga timi Ivory Coast

SLpost Sports - Xidhiidhka kubadda cagta ee dalka Cote d’Ivoire ayaa diiday codsigii Manchester City ay ku dooneysay in dib loogu dhigo xilliga Yaya Toure...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img