TACSI – Aadan Mire Waqaf
Tacsi Ka Timid Suleiman Saeed Kabadhe (Danjiree) waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Qoyskii, Qaraabdii, Asxaabtii iyo Ehelkii Alle ha u naxariistee...
Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi tiiraanyo leh u diraya Geerida Naxdinta lahayd ee ku timi Aadan Mire Waqaf
Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo...
Aadan Maxamed Mire Waqaf oo ku geeriyooday Dalka Malaysia + Tacsi Tiiraanyo leh oo ay u dirayaan Madaxda Dawladda iyo Xisbiyada
Kuala Lumpur, 09 Jan, 2012 (SLpost)- Alle ha u naxariistee Marxuum- Aadan Maxamed Mirre (Waqaf) ayaa maanta ku geeriyooday dalka Malaysia oo xaalad caafimaad...
OP-ED
LOOMING CRISIS FACING SOMALILAND ECONOMIC AND FINANCE INSTITUTIONS
PART ONE In this series of articles I will present how the Somaliland economy is being managed by the respective government institutions. Those institutions includes...
Gabiley: Magaalo aan wali nasiib u helin maamul ku kalsoon nolosheeda iyo bulsho aan dareensanayn Hab-dhaqanka madaxdooda
Magaalada Gabiley waa deegaanka ugu soo dhaw caasimadda ee magaaloobay waqtigii Hargaysa la dagayay, dadka taariikhyahankuna waxay yidhaahdaan way wada socdeen labadii Sheikh ee aasaasay...
Liyuu Booliska Itoobiya oo laayay dad shicib ah iyo Xaaladda Burco oo Kacsan
London, (SLpost)- Xaalada magaalada Burco oo kacsan kadib markii sida warku lagu helaayo ay niman Ethiopian Somali ahi ay magaalada Xal-Xalis oo katirsan kilinka 5aad ay...
Shirweyne Baarlamaannada dalalka Geeska Afrika uga Furmay Jabuuti iyo Nuxurka Qodobbo muhiim ah oo laga filayo
Jabuuti, 07 January, 2012 (SLpost)- Shirweyne ay isugu yimaaddeen Ergooyin ka socda Baarlamaannada dalalka Geeska Afrika ee xubnaha ka ah Urur-goboleedka IGAD ayaa maanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

