Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Dhul-gariir maanta ka dhacay magaalada Boorama

Boorama, 6 January, 2012 (SLpost)- Dhulgariir aan cabbirkiisu weynayn  ayaa maanta abbaaro 10:30 subaxnimo ka dhacay magaalada Boorama kaas oo aan laga dareemay qaybaha...

Madal hawl-qabad lagu soo bandhigay oo kulmisay Laba Masuul oo Fiintu Dhex Miranayso Iyo Jawigii ay ku sugnaayeen

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirrada Maaliyada iyo Macdanta & Biyaha ayaa markii ugu horreysay tan iyo wakhtigii khilaafkooda caawa ku kulmay qayb Munaasibad balaadhan oo Wakaalada...

Dawladda Imaaraadka Carabta oo Xorriyaddiisa u soo celisay Boqor Cismaan Buur-madow

Hargeysa (SLpost)- Dawladda dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta xorriyadiisii u soo celisay Boqor Cusmaan aw-Maxamuud (Buur-madow) oo mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland. Boqor Buur-madow oo muddo...

Talo:- Xuuraan Iyo Xog Ururin Dabadeed Maxaa Xal U Ah Xisbiga UDUB? – By C/salaam-Abuhurayra

Bismillah Marka hore waxaa wax laga xumaado ah in xisbigii la tuhunsanaa ee talada dalka mudada badan gadh-wadeenka ka ahaa, laga maqlo maanta hadallo ceeb...

Ka bogo Xeer-nidaamiyaha Faafinta Rasmiga ah ee Madaxweynuhu soo Saaray oo dhammaystiran

XEER NIDAAMIYAHA FAAFINTA RASMIGA AH EE JAMHUURIYADDA SOMALILAND Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Isagaoo Tixraacaya:              Qodobka 90, Faqradiisa 12aad  ee Dastuurka JSL ee tilmaamaya  awoodaha Madaxweynaha iyo Qodobka...

Shirweynaha Saddexaad ee Xisbiga UCID oo la soo gabogabeeyey mar saddexaadna Guddoomiye loogu doortay Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (SLpost)- Shirweynihii sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta lagu soo gabogabeeyay HuteelkaCrown ee magaalada Hargeysa, waxaana markii sadexaad Guddoomiye loogu...

Guddoomiyaha hay’adda Shaqaalaha oo tirade hay’adaha ay imtixaanka ka qaadeen shaqaalahooda iyo inta u hadhsan

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha dawlada Muxumed Aw Cabdi Ismaaciil ayaa maanta ka Waramay waxyaabihii u qabsoomay hay’ada shaqaalaha dawlada sannadkii tagay ee 2011-kii. Guddoomiyaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img