HomeGo'aamo Lid ku ah Qaranimada Somaliland oo ka soo baxay Shir-beeleedka Taleex

Go’aamo Lid ku ah Qaranimada Somaliland oo ka soo baxay Shir-beeleedka Taleex

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Taleex, 10 January, 2012 (SLpost)- Shirkii dhowaanahanba degmada Taleex ee gobolka Sool ee Somaliland uga socday Beelaha Dhulbahante ayaa la sheegay inay maanta Ergooyinka ka qaybgalay ay go’aamiyeen in madashaa lagaga dhawaaqo maamul-goboleed ka madax-bannaan dawladda Jamuuhiriyadda Somaliland.

blankIn kasta oo aanu jirin rasmi oo xaqiijinaya magaca maamul-goboleedka oo shirkaa ka soo baxay, waxa maanta Shirkaas oo wejigiisii labaad galay lagu go’aamiyey in lagaga dhawaaqo maamul ka mid noqon doona maamullada tirada badan ee Koonfurta Soomaaliya lagaga dhawaaqay.

Si kastaba ha ahaatee, Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaan weli iyagu ka hadal maamulkan la sheegay in maanta lagu go’aansaday Shirka Beelaha Dhulbahante uga socda Degmada Taleex ee Gobolka Sool. Waxaanu haddii lagaga dhabeeyo go’aanka Maamulka loogu yeedhi doono SSC State, saamayn ku yeelan doonaa Somaliland iyo Puntland, maaddaama oo marka horeba meelo ka mid ah Xuduudaha gobolka Sool iyo meelo kale ay isku haysteen Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories