HomeHamaansigu waxa uu saameeyaa maskaxda

Hamaansigu waxa uu saameeyaa maskaxda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

[stextbox id=”warning” mode=”js”]Qubanaha Somalilandpost[/stextbox] Haddii kulaylka madaxaagu xad-dhaaf noqdo, waxa dhici karta inaad hammaansi bilowdo markiiba, sida lagu sheegay daraasad cusub oo lagu ogaaday sababaha aasaasiga ah ee hammaansigu inay tahay si ay u kaantaroosho heerkulka maskaxda.

blankWaxyaabaha laga helay cilmibaadhistan ayaa xal u noqonaya mucjisooyin dhowr ah oo ku saabsan hammaansiga, sida waa sababta ay dadku u hammaansadaan ka hor iyo ka dib hurdada, sababta cudurrada qaar u keenaan hammaansi xad-dhaaf ah, iyo sababta sanka oo laga neefsado iyo wajahadda hore ee wejiga oo la qaboojiyo ay u joojiyaan hammaansiga.

Sidaa awgeed, waxa daraasadda ka muuqday in meesha kaliya ee furaha u ah hammaansigu ay tahay heerkulka maskaxda.

“Maskaxdu waa sida kombuyuutarka oo kale, waxa ay sida ugu wanaagsan u shaqaysaa marka heerkulkeedu qabowga yahay, waxaana jira ficillo dareennada ka yimaadda kuwaas oo u ogolaada inay hesho qabow ku filan,” waxa sidaa yidhi Prof. Andrew Gallup oo ka tirsanBinghamtonUniversity, cilmi-baadhistana hormood ka ahaa.

Intii ay daraasaddu socotay, khubaradu waxa ay kuur-galeen saddex xaaladood oo kala duwan; heerkul sii kordhaya, heerkul sarreeya iyo mid dhex-dhexaad ah. Xaaladahan oo la barbar-dhigayey hammaansi ay samaynayaan shakhsiyaad si mutadawacnimo ah uga qayb-qaadanaya tijaabada ay wadeen khubarada. Waxa la ogaaday in hammaansiga ay samaynayeen dadkaasi ay marba marka ka dambaysa hoos u sii dhacayey heerkulka maskaxdoodu.

Natiijada cilmi-baadhista oo lagu daabacay jariiradda ka hadasha dabeecadda xayawaanka ee Animal Behaviour.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories