HomeXukuumadda Albaabada u xidhay Xarumaha Telefishanka HCTV ee Hargeysa

Xukuumadda Albaabada u xidhay Xarumaha Telefishanka HCTV ee Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 14 January, 2012 (SLpost)– Xukuumadda Somaliland ayaa Goor dhawayd xilli ku beegan 7:20 PM albaabada u xidhay xarunta Guud iyo Xarunta maamulka ee Telefishanka Horn Cable Tv  ee magaalada Hargeysa.

Go’aanka Xukuumaddu ku go’aansatay inay Albaabada u laabto isla markaaan xabsiga loo taxaabo Wariye Ilig, ayaa salka ku haysa Eedaymo madaxweyne Siilaanyo maanta ugu jeediyey Telefishanka wakhti uu Khudbad ka jeedinayey labada gole baarlamaan, isaga oo ku tilmaamay inuu telefishankani ku dhaqaaqay ficillo xambaarsan barobagaando iyo qaran-dumis.

blankDad goob-joog ah ayaa sheegay in Ciidamo boolis ay caawa fiidkii la wareegeen xafiisyada kala duwan ee telefiishanka isla-markaana diideen in wax shaqo ah ka socoto iyada oo dibadda looga soo wada saaray guud ahaan hawl-wadeenada  ee Telefiishanka HCTV.

Maaha markii ugu horreysay ee HCTV albaabada loo laabo, haseyeeshee, tallaabadii tan xigtay waxay ahayd 28 September, 2009 oo ku beegnay sannadkii ugu dambeeyey ee maamulkii UDUB wakhtigaas oo  ciidamo boolis ah oo aad u hubaysan ay albaabada u laabeen xarunta telefishanka ee badhtamaha magaalada Hargeysa isla markaana ay xabsiga u taxaabeen Wariye Maxamed Cabdi Ilig oo wakhtigaas ahaa madaxa Barnaamijyada ee telefishanka wakhtiyadii ugu dambeeyey ee maamulkii hore ee Xisbiga UDUB.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories