Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Xorriyad Helbaan Guntiga U Xidhee, Ma Hadaan Galay Geerashkii Xadhiga

Aynu waayaha dib u yar millicsanno. Weli maynaan lumin kartidii aynu u lahayn niyad-samidda iyo wada tashiga dumuqraadiga ah, kaas oo aynu ka dhaxalnay...

Muuse Biixi oo ka hadlay Dagaalkii Saaka Ciidamada Qaranku kula wareegeen Buuhoodle iyo Mawqifka Xisbiga ee Shirka Taleex

Hargeysa, 15 January, 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay mawqifka xisbiga ee ku...

OGEYSIIS: Radio Hargeysa ka Dhegayso Telefonkaaga

Ku: Dhamaan Shicibka Somaliland ee North America, UK iyo dhamaan Europe: Waxan dhamaan halkan ka ogaysiinayaa shicibka reer Somaliland ee ku North America, UK iyo...

Maskax-Guurka Dhaqaalaha Somaliland – By Maxamed Cabdi Daa’uud

Tacrifaddu waa cashuur lagu waajibiyay shay kasta oo dibadda laga keeno, kaas oo qiimihihiisa boqolkiiba in goán ay qaadato xukuumaddu inta aanu soo caga...

Saxaafaddu Saamayn Intee Leeg Ayay Ku Yeelan Geedi Socodka Dawladnimod Ee Somaliland?

Mudaddii uu xilka La wareegay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud (SIILAANYO) oo imika ku siman laba sano oo wakhti yar dhiman ayaa maalinba maalinta ka...

Xukuumadda Somaliland oo Ruqsaddii kala noqotay Telefishanka HCTV wariyeyaashii la xidhay qaarkoodna ku eedaysay inay hubaysnaayeen

Hargeysa, 15 January, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa ku dhawaaqay in ay Talefishanka Horn Cable TV...

Magacyada weriyeyaasha la xidhay iyo hay’adaha warbaahineed ee ay ka hawlgalaan

Hargeysa, 15 January, 2012 (SLpost) – Xukuumadda Somaliland ayaan illaa iyo hadda xorriyaddoodii u soo celinnin tiradii ugu badnayd ee suxufiyiin ah ee hal...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img