HomeDaahir Rayaale Oo Gaashaanka ku dhuftay Xil-ka- qaadistii Ku-simaha Xoghayaha Guud ee...

Daahir Rayaale Oo Gaashaanka ku dhuftay Xil-ka- qaadistii Ku-simaha Xoghayaha Guud ee UDUB

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Paris, 15 January 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa gaashaanka ku dhuftay go’aan Guddoomiye ku-xigeenka Xisbigaasi Md. Axmed Yuusuf Yaasiin uu ku sheegay inuu xilka kaga qaaday Ku-simaha Xoghayaha Guud ee UDUB Cabdixaliim Maxamed Muuse.

blankGuddoomiyaha UDUB oo qoraal kooban ka soo saaray dalka Faransiiska oo uu deggan yahay wakhtigan ayaa u kala diray Guddoomiye ku-xigeenkiisa iyo Ku-simha Xoghayaha xisbiga UDUB wuxuuna ku sheegay in Cabdixaliiim Maxamed Muuse uu ahaanayo ku-simaha Xoghaya inta la iskaga imanayo.

Qoraalka Guddoomiyaha UDUB wuxuu u dhignaa sidan:- “Mudane Guddoomiye Ku xigeen adiga ayaa C/Xaliim u magacaabay Ku simaha Xoghayaha, aniguna waan kugu raacay sidaasi daraadeed isaga ayaa ahaanaya ku simaha Xoghayaha xisbiga UDUB inta aynu iskaga imanayno haddii ALLE yidhaahdo. Khilaafka xisbiguna yaanu halkaasi dhaafin.”

Qoraalkani wuxuu noqonayaa qaraarkii labaad ee Axmed Yuusuf Yaasiin soo saaro ee uu Guddoomiyaha Xisbiga UDUB ahna Madaxweynihii horena laalo.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories