Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Marxuum Xaaji Doo loo maanta Hargeysa lagu aasay iyo weedhaha Masuuliyiin ka hadlay Doorkii uu Bulshada ugu jiray

Hargeysa, 19 January, 2012 (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Qaranka, Xisbiyada Siyaasadda, culimada waaweyn ee dalka iyo dadweyne aad u faro badan ayaa ka...

Madaxweynaha Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum XAAJI IBRAAHIM CABDILAAHI (X. DOOL) iyo MARXUUM ENG. CISMAAN DAAHIR...

Hargeysa, 19 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Culimada Dalka, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan...

Waa Waajib In Somaliland Ka Qayb Gasho Shirka London Ee Somalida Loo Qabanayo

-Markad Eegto Waayaha Siyaasadeed, Nabadgalyo Iyo Diblumaasiyadeed Ee Ku Xeeran qaranka somaliland -Markad eegto hawlgalada bulshada caalamku in mudo ahba ku fara galinaysay arimaha somalida...

Natiijada kulan dhex maray Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka iyo Madax-dhaqameedka, Wax-garadka iyo Qaybalaha Bulshada Laascaanood

Laascaanood, 18 January, 2012 (SLpost)-Taliyaha Ciidamada Qaranka ee Somaliland General Maxamed Xasan C.laahi “Jidhif” oo ay weheliyaan la Taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha ciidamada C.samad...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay 340 ka tirsan madax-dhaqameedka dalka iyo Ujeeddada kulankooda ee wakhtigan

Hargeysa, 18 January, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” ayaa Maanta hoolka Shirarka ee Xarunta Wasaaradaasi kulan...

Masuulka labaad ee ugu sarreeya Safaaradda Ingiriisku ku leeyahay Addis Ababa oo Dalka soo Gaadhay kana warramay ujeeddada socdaalkiisa

Hargeysa, 18 January, 2012 (SLpost)-Ku xigeenka Safiirka Ingiriiska u fadhiya dalka Itoobiya Mr. Chris Allan, oo booqasho ku yimid Somaliland isla markaana shir jaraa’iid...

Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida oo xog-warran ka dhegaystay Ku-xigeenka Duqa Caasimadda

Hargeysa, 18 January, 2012 (SLpost)-Maayar ku xigeeenka Caasimada Hargaysa isla markaana ah ku-Simaha Duqa Caasimada Maxamed C.laahi Uurcade  ayaa Maanta Gudida joogtada ah ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img