HomeWasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay 340 ka tirsan madax-dhaqameedka dalka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay 340 ka tirsan madax-dhaqameedka dalka iyo Ujeeddada kulankooda ee wakhtigan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 18 January, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” ayaa Maanta hoolka Shirarka ee Xarunta Wasaaradaasi kulan kula yeeshay in ka badan 340 oo ah madax dhaqameedka Somaliland .

Kulankan ayay Madaxda dhaqanku ku cadeeyeen sida ay u taageersan yihiin difaaca dalka, xoojinta nabadgalyada iyo wada jirka ummadda,Iyagoo Mawqif midaysan iska taagay arrinta Qadiyada Somaliland, adkaynta nabadgalyada, sugida xuduudaha iyo madaxbanaanida dalka.

hadal uu kulankaasi ka jeediyay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md. maxamed Nuur Caraale “Duur” waxa uu ku sheegay in xukuumada somaliland ay ka shaqaynayso nabadgalyada iyo xoojinteeda, iskaashiga iyo wada jirka ummadda oo ah mida uu dalkani hore ugu soo caano maalay.

wasiirku waxaa uu  xusay in xukuumadu mar walba ay diyaar u tahay in wax kasta oo tabasho ah lagu dhameeyo wada hadal hase ahaatee wasiirku waxa uu cadeeyay in wixii xad gudub ku ah qaranimada iyo madax banaanida dalkan aan cidna laga yeelayn.

Mudane Duur waxa uu soo dhaweeyay dareenka shacbiga Somaliland ee ku aadan sida ay u diidan yihiin wax kastoo wiiqaya Qaranimada labaatan jirsatay iyo Masiirka ummada reer Somaliland ku go’aansadeen Dib ula soo noqoshada Qaranimadooda.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

wasiirku waxa uu ugu baaqay oday dhaqameedyada dalka somaliland in xukuumada lays garab istaago oo lagala shaqeeyo hawlaha sugida amniga ee ay wado.

Odayaasha, Cuqaasha iyo Waxgaradka Somaliland ayaa iyaguna tilmaamay muhiimada ay leedahay in laga wada tashado xaalada dalku uu haatan marayo, waxaanay cadeeyeen sida ay muqadaska u tahay difaaca dalka iyo sugida xuduudihiisu iyaga oo iftiimiyay sida ay diyaarka ugu yihiin in ay xukuumada ku garab istaagaan adkaynta nabadgalyada, sugida xuduudaha iyo madaxbanaanida dalka jamhuuriyadda Somaliland.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories