HomeMadaxweynaha Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa Geeridii Naxdinta lahayd ee ku...

Madaxweynaha Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum XAAJI IBRAAHIM CABDILAAHI (X. DOOL) iyo MARXUUM ENG. CISMAAN DAAHIR CAABBI

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 19 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Culimada Dalka, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku timid Guddoomiyihii Guddida Wanaag farista iyo Xumaan-ka reebida MARXUUM XAAJI CABDILAAHI IBRAAHIN (XAAJI DOOL) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

MARXUUMKU waxa uu ka mid ahaa Culimada waa weyn ee Dalka, bulshada dhexdeedana xurmo iyo tixgelin badan ku lahaa.

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Culimada, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

Sidoo kale, waxa uu madaxweyne Siilaanyo Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timi MARXUUM ENG. CISMAAN DAAHIR CAABBI oo ka mid ahaa Rukumadii wasaaradda warfaafinta, oo shalay ku geeriyooday dalka Jabuuti.

Madaxweyne, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  waxa uu illaahay uga baryayaa,  inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo MARXUUM CISMAAN DAAHIR CAABBI, Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii, Bahda Saxaafada, wasaaradda warfaafinta ee uu mudada dheer ka midka ahaa Farsamayaqaanadii Hormoodka u ahaa Idaacada Radio Hargeysa, iyo Guud ahaan shacbiga reer somaliland ee uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN……………………………………..AAMIIN………………………………….AAMIIN

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories