Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

SUNAAMI: Gabay laga sameeyey Xadhiggii Suxufiyiinta

Suunaami (Gabay) Gabaygan waxa tiriyay Xiis Maxamed Cilmi isagoo is barbar dhigaya wakhtiyadii ismari waaga siyaasadeed ka jiray dalka siday dhalinyarada, haweenka, & saxaafadu ula...

Ururka UK Somaliland Community – Warsaxaafadeed (Press release )

 (Haddii Somaliland ka qayb gasho Shirka Feb,2012 kooxaha  Soomaaliya loogu qabanayo Uk,waxaa la gudboon  Ururada/Shacabka reer Somaliland gudaha iyo dibadaba/Xisbiyada Mucaaridka ,intaba sidii loo...

Khasaaraha Mudaharaadyo ujeedooyin kala duwan oo maanta gilgilay magaalada Laascaanood

Laascaanood, 21 January, 2012 (SLpost)- Mudaharaad rabshado wata oo ujeedooyin kala duwan xambaarsan ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascaanood kaas oo Inta la ogyahay...

Kalfadhigii 17aad ee Golaha Wakiillada oo maanta furmay iyo Nuxurka Ajandayaasha Golaha la hor keenay

Hargeysa, 21 January, 2012 (SLpost)- Waxa maanta Magaalada Hargeysa ka furmay Kalfadhigii 17aad ee Golaha Wakiillada Somaliland kaas oo xildhibaannada golaha loogu qaybiyey ajandayaasha...

Taariikh nololeedka Macalinkii weynaa ee Waax Farsamada Wasaaradda Warfaahinta Somaliland Marxuum Eng. Cismaan Daahir Caabbi

Hargeysa, 20 January 2012 (SLpost.net)- Alle haw naxariistee Injineerkii wasaaradda Warfaafinta Somaliland marxuum Eng. Cismaan Daahir Caabi, ayaa xalay ku geeriyooday cusbatal ku yaala...

Maamulaha Guud ee Dahabshiil oo ka hadlay Hawlaha Xawaaladaha Soomaalida ee Minnesota iyo arrimo kale

Hargeysa, 19 January, 2012 (SLpost) – Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Md. Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa markii ugu horreysay ka warramay hawlaha xawaaladaha Soomaalida...

Haween-weynaha Somaliland oo taageeray Hawl-gallada Ciidamada Qaranka ee sugidda Midnimada Dalka, kuna baaqay Bannaan-baxyo laga dhigo dalka oo dhan

Hargeysa, 19 January, 2012 (SLpost)- Haweenka xisbiyada iyo axsaabta siyaasadda Somaliland ayaa maanta shir balaadhan oo ay ku qabteen xarunta Ha’yada shaqaalaha dawlada ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img