HomeNatiijada kulan dhex maray Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka iyo Madax-dhaqameedka, Wax-garadka...

Natiijada kulan dhex maray Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka iyo Madax-dhaqameedka, Wax-garadka iyo Qaybalaha Bulshada Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laascaanood, 18 January, 2012 (SLpost)-Taliyaha Ciidamada Qaranka ee Somaliland General Maxamed Xasan C.laahi “Jidhif” oo ay weheliyaan la Taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha ciidamada C.samad Xaaji Gamgam, taliyaha ee aaga  bari ee Ciidanka qaranka Maxamed Cabdi Aadan iyo Saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada ayaa Maanta Kulan balaadhan kula yeeshay Madaxda dhaqanka,Waxgaradka iyo qaybaha bulshada Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool .

Waxaa Kulankaasi lagu lafo guray sidii ay dadweynaha  gobolka Sool uga shaqayn lahaayeen nabad ku wada noolaanshaha shacbiga Somaliland isla markaana ay dhinac uga soo wada jeedi lahaayeen Shakhsiyaadka  fidnada kula dhex wareegaya ummada ku nool gobolkaasi, ujeedadooduna tahay sidii ay amni daro uga abuuri lahaayeen gobolka sool iyo deegaamadiisa .

Taliyaha Ciidamada Qaranka ee Somaliland General Maxamed Xasan C.laahi “Jidhif” oo kulankaasi ka hadlay ayaa tilmaamay in Shacbiga ku dhaqan gobolka Sool ay yihiin ayaa ku dheeraaday Qiimaha ay nabadgalyadu u leedahay iyo sida ay uga soo hor jeedaan cidkastoo ka soo hor jeeda amniga gobolkaas.

Taliyuhu waxa uu sheegay in  shayga ugu weyn ee horumarka lagu gaadhi karaa ay tahay sidii danta qaranka loogu midoobi lahaa loogana feejignaan lahaa kooxaha shar wadayaasha ee hamigoodu yahay fadqalalo ay ka dhex dhaliyaan ummada dhiiga,dhalashada iyo dalka Somaliland wadaagta.

Taliyaha Ciidamada Qaranka ee Somaliland General Maxamed Xasan C.laahi “Jidhif” waxa uu ugu baaqay bulshada gobolkaasi inay ku soo dhawaadaan gogoshii nabada ee uu Madaxweynaha JSL u fidiyay dadweynaha ku nool gobolada bari isla markaana wixii tabasho ee jira lagu dhameeyo wada hadal iyo is afgarad .

Qaar ka mid ah Madaxda dhaqanka iyo aqoonyahanka gobolka Sool oo kulankaasi ka hadlay ayaa taageeray inay diyaar u yihiin nabad ku wada noolaashaha Shacbiga Somaliland iyagoo qiray inay ka soo hor jeedaan cid kastoo wax u dhimaysa amniga iyo degenaanshaha gobolkaas.

Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Somaliland iyo Saraakiisha kale ee Wehelinaysa ayaa kormeer ku soo maray aaga hore ee fadhiisinka Ciidamada Qaranka oo uu ku baraarujiyay sidii ay heegan ugu ahaan lahaayeen difaaca dalkooda.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories