HomeMarxuum Xaaji Doo loo maanta Hargeysa lagu aasay iyo weedhaha Masuuliyiin ka...

Marxuum Xaaji Doo loo maanta Hargeysa lagu aasay iyo weedhaha Masuuliyiin ka hadlay Doorkii uu Bulshada ugu jiray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 19 January, 2012 (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Qaranka, Xisbiyada Siyaasadda, culimada waaweyn ee dalka iyo dadweyne aad u faro badan ayaa ka qayb-galay aaska Guddoomiyihii hore ee Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan Reebista Marxuum Xaaji Ibraahim Cabdilaahi (Xaaji Dool) oo maanta lagu aasay xabaalaha Xeedho ee duleedka caasimadda Hargeysa.

Waxaa halkaasi hadallo ka soo jeediyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” oo Sheegay in Marxuunku ahaa Shakhsi isku xidha bulshadiisa, isla markaana wakhtigiisa u hibeeyay kor u qaadka diinta islaamka waxaanu eebe uga baryay inuu naxariistiisa jano ugu deeqo qoyskii,eheladii iyo ummada Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

Sidoo kale Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wax ka tilmaamay aqoontii uu u lahaa marxuunka waxaanu xusay inuu ahaa qof u go’ay cibaadada eebe iyo sidii uu bulshadiisa u tusi lahaa wanaaga diinta.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sh.Khaliil C.laahi Axmed ayaa sheegay in alle ha u naxariistee Marxuun Xaaji Ibraahin C.laahi “Xaaji Dool” uu ahaa aasaasihii Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan reebista oo ay ka dhaxaysay wada shaqayn fiican waxaanu intaas ku daray in marxuunku hawsha uu hayay uu ilaahay ka baryayo in bedel khayr qaba uu halkiisii inoo galo isagana naxariistiisa jano ugu deeqo .

Waxaa kale oo halkaasi ka hadlay Sh.Aadan Xaaji Maxamud “Aadan Siiro” oo ka waramay inay geeridu tahay xaq hasa yeeshee la inooga baahan yahay inaynu ku cibro qaadano .

Somalilandpost News

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories