HomeKhasaaraha Mudaharaadyo ujeedooyin kala duwan oo maanta gilgilay magaalada Laascaanood

Khasaaraha Mudaharaadyo ujeedooyin kala duwan oo maanta gilgilay magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laascaanood, 21 January, 2012 (SLpost)- Mudaharaad rabshado wata oo ujeedooyin kala duwan xambaarsan ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascaanood kaas oo Inta la ogyahay sababay dhimashada laba qof halka saddex qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.

blankMudaharaadayasha oo u badnaa dhalinyaro iyo haween ayaa maanta albaabada u xidhay oo burburiyay qaar ka mid ah meheradaha magaalada. Banaan baxeyaashaasi waxa la sheegay inay ku dhawaqayeen hal ku dhigyo ay ku taageerayeen Hoggaamiyihii SSC Saleebaan Xaglo-toosiye ee shalay qaadacay natiijadii ka soo baxday shirkii Taleex oo uu ku tilmaamay mid ay majaro habaabiyeen rag kooban oo qasdi iyo dano siyaasadeed oo gaar ah leh.

Dadkii banaan baxan ka qeyb galay waxay ku dhawaaqayeen halku dhigyo ay ku taageerayeen Saleebaan Xaglo-toosiye, waxaanay cambaareynayeen Shirkii Taleex, halka qaar kalena ay soo dhaweeyeen natiijadii shirkaasi.

Labadan qof ee dhintay iyo sadexda ku dhaawacday ayaa la sheegay inay xabado ku dhaceen ka dib markii mudaharaadeyaashu ay burburiyeen dhawr meheradood oo ku yaala badhtamaha magaalada kuwaasi oo ay diidanaayeen inay shaqeeyaan. Waxaana ciidanka Boolisku ay isku dayeen inay dadkaasi kala dareeriyaan hase yeeshee banaan-baxeyaasha ayaa shiiday ciidanka ka dibna waxa boolisku ku ridayeen rasaas.

Siday sheegayaan wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ammaanka aad loo adkeeyay gelinkii dambe ee maanta waxaana dib loo furay meheradihii Ganacsiga ee saaka albaabada loo xidhay markii rabshaduhu ka bilaabmeen

Somalilandpost News

Somalilandpost.ne

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories