HomeUrurka UK Somaliland Community – Warsaxaafadeed (Press release )

Ururka UK Somaliland Community – Warsaxaafadeed (Press release )

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 (Haddii Somaliland ka qayb gasho Shirka Feb,2012 kooxaha  Soomaaliya loogu qabanayo Uk,waxaa la gudboon  Ururada/Shacabka reer Somaliland gudaha iyo dibadaba/Xisbiyada Mucaaridka ,intaba sidii loo badbaadin lahaa  Qarannimada Somaliland).

Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 19 Jan 20012 Shir deg ah khadka Telefon(Teleconference) ku yeeshay Guddidda fulinta ee Ururka Uk. SLC. Shirkaa waxaa Guddida fulintu ku  falanqaysay xaalada Siyaasadeed ee xilligan uu ku sugan yahay  dalka Somaliland,gaar ahaan Shirka Kooxaha  Soomaaliya loogu qaban doono  Feb.2012  dalka UK,hadaba Guddida fulinta ee Ururka SLC, ka dib falan qayn dheer,ka baaran degid dheer iyo dood dheer ka dib waxay isku raaceen qodobadan hoos ku xusan:-

1.     Ururka  Uk.SLC  waxaa u cadaaday in Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye uu xilli hore qorsheeyey sidaa loo baabin  lahaa  jiritaanka Qarannimada Somaliland,waxaa cadaan ah in  mashruuca  lagu duminayo Somaliland  uu Kulmiye soo qaatay  14 Jan 2010 ,ka dib markay Xisbiga Kulmiye kulan la yeesheen Donald Payne (USA).Waana cadahay in Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu ay fulinayaa qorshayaal ay hore u soo galeen.

2.     Guddida fulinta ee Ururka  Uk.SLC  waxay isku raaceen in si deg deg ah loola xidhiidho Dowlada UK,Midowga Yurub iyodhamaanba saaxiibada reer Somaliland ka tirsan Dowladahaas

3.     Waxaanu digniin culus iyo cambaareynba halkan uga soo jeedinaynaa Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisan,waxaanu u sheegaynaa in ,haddii ay isku dayaan in ka qayb galaan Shirka kooxa Somaliland loogu qabanay Uk  bisha Feb 2012,in lagu qaadi doono  khiyaamo Qaran,dhibta ka dhalatana ay Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu ka masuul noqon doonaan.

4.     Waxaanu la socodsiinaynaa Dowladaha  wada/maalgelinaya/ka shaqaynaya Shirkaas  in Somaliland ay Soomaaliya ka go.day 18 May 1991, in ay dib ula midowdana ay ku adagtahay shacabka reer Somaliland.suurta galna hayn.

5.     Ururka Uk.SLC  wuxuu  ugu baaqayaa Xisbiyada Mucaaridka ah ,in ay ka digtoonaadaan,il gaarana ku hayaan  talaabo kasta oo ay isku dayaan Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu.

6.     Ururka Uk.SLC,wuxuu ugu baaqayaa guud ahaanba shacabka reer Somaliland gudaha iyo dibadaba in ay u diyaar garoobaan sidii ay u difaaci lahaayeen Qarannimada Somaliland oo xilligan Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu doonayaan in hog dheer ku tuuraan.

Ugu dambayntii Ururka UK.SLC wuxuu isku raacay in ay si taxadir leh ula socdaan talaabo kasta oo ay qaadayaan Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisa,loona diyaar garoobo sidii jawaab deg deg ah looga bixin lahaa.

ALLAA   MAHAD  Leh

Guddida Fulinta  UK/SLC

Contact as(nagala soo xidhiidh): uk.slc@hotmail.co.uk

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories