HomeOGEYSIIS: Fadlan Kaalay Oo U Hiili Qaranka Iyo Qadiyada Somaliland

OGEYSIIS: Fadlan Kaalay Oo U Hiili Qaranka Iyo Qadiyada Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo gooni isu-taaga Somaliland ayaa ka dhaci doona magaalada Den Haag (Hague)  ee dalka Holland (The Netherlands). Bannaan baxani waxa uu qayb ka yahay kuwa ka dhacaya Yurub qaybaheeda kale. Waa bannaan bax ujeedadiisu tahay in lagau taageero qaddiyada gooni siu taaga Somaliland oo hadda maraya sannadkii 21aad.

Bannaanbaxu wuxuu qabsoomayaa: Maalinta: Arbaca, 22 February 2012

Wakhtiga: 09:00 subaxnimo ilaa iyo 12:00ka duhurnimo

Banaanbuxu waa laba qaybood:

Qaybta hore waxa ay bilaabmaysaa 09:00 subaxnimo, waxa aanay ka dhacaysaa

Goobta: Wasaaradda Arimaha Dibadda ee dalka Holland (The Netherlands),Bezuidenhoutseweg 67,  2594 AC Den Haag (xafiiska Wasaaraddu waxa uu ku ag yaalaa Hague Central Station, waxaana Hague Central Station dhexdiisa idinku sugaya dad idin hagi doona)

Marka laga dhamaado Wasaaradda Arimaha Dibadda waxa loo lugaynaa oo ay qaybta labaad ka dhacaysaa Safaaradda Ingiriiska oo aan ka fogayn Wasaaradda.

Isku soo baxan balaadhan waa mid sidoo kale Beesha Caalamka lagu weydiisanayo in ay aqoonsadaan jiritaanka Somaliland, isla markaana ixtiraamaan rabitaanka shacbiga Somaliland. Waa banaanbax lagu muujinayo Madax-bannaanida, qarrannimada iyo horumarka Somaliland.

Banaanbaxa waxa soo abaabulay Ururadda Reer Somaliland ee dalka Holland oo uu udub dhexaad u yahay ururka Hooyo waa lama huraan.

Waxaan ka codsnaynaa dhamaan shicibweynaha reer Somaliland ee  ku dhaqan Holland in ay xil gaar ah iska saaraan bannaan baxan oo ay uga soo qayb galaan si sharaf leh.

Wixii faahfaahin ah fadlan kala soo xidhiidh:

Cabdalle Xassan Xawaadle, e-mail: ahawadleh@yahoo.com ,telefoon:0648368113

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories