Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo beeniyey inay Malleeshiyo ONLF ahi oo ka soo degeen Xeebaha Galbeedka Dalka

Hargeysa, 20 February, 2012 (SLpost)- Taliyaha ciidanka Ilaaladda xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw- Cismaan, ayaa maanta waxba kama jiraan ku tilmaamay war sheegayay in...

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo cambaareeyey Xadhig lagula kacay laba Suxufi

Hargeisa, 20 February, 2012 (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyay xadhigga laba Suxufi oo maanta lagu xidhay magaalada Hargeisa. Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee...

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo Xabsiga u taxaabay Agaasimaha maamulka Wargeyska Ogaal iyo Weriye kale

Hargeysa, 20 February, 2012 (SLpost)- Ciidamada Booliska magaalada Hargeysa ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Agaasimaha maamulka iyo Xisaabaadka Wargeyska madaxa-bannaan ee Ogaal oo ka...

AROOS WACAN: Maxamed Xasan Dirir iyo Raxma Cabdilaahi Meygaag

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiramaxaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) Gudoomiye ku xigeenka Golahaasi Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wasiirka Arimaha Gudaha Md. Maxamed Nuur Caraale...

30-Guurada Dhagax-tuurkii Hargeysa Oo Berri Dalka Laga Xusayo Iyo Wasiirka Ciyaaraha Oo Dhalinyarada Somaliland Hambalyo u Diray

Hargeysa, 19 February, 2012 (SLpost)-  Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada, Dhaqanka Iyo Ciyaaraha Md. Cabdi Siciid Faahiye ayaa da’yarta Somaliland meel kasta oo ay joogaan ugu...

Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo gaadhay London, kana hadlay rejada ay ka qaban shirka Soomaalida ee ay ka qayb-galayaan

Hargeysa, 19 February 2012 (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayay ayaa shalay gaadhay magaalada London ee dalka Britain, waxaana...

Madaxweyne ku-xigeen Saylici oo tacsi u diraya Qoyskii iyo Qaraabadii Geerida ku timi Guddoomiye ku-xigeenkii Gobolka Sanaag

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha JSL, Mudane: Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii,  iyo Dhamaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img